nagalasoo xidhiidh:news@iftin.net | webmaster@iftin.net| dhageyso radio Burco sabti kasta kala soo xidhiidh radio@radioburco.com



..........................................................................................................................................
  • Home
  • News
  • Archives
  • Profile
  • Contact Us
  • Waxaannu soo dhawaynaynaa afkaartiinna iyo xayaysiisyadiinna:
  • nagalasoo xidhiidh:
  • webmaster@iftin.net
  • Wararka
  • news@iftin.net


  • Useful Links:
  • Iftin Network
  • Somaliland.org
    News Papers:
  • Jamhuuriya
  • Haatuf
  • Maandeeq
    Education:
  • Burao University
  • Harg University
  • Amoud
  • Riyaalow ma shacabkii codkooda kugu doortay baad abaal uga dhigtay Boolisku laayaan

    Waxa aan tacsi udirayaa dhaman shacabka soomaliland oo dhan guda iyo dabadba waxa aan leeyahay inaa lilaahiy wa inna ilayhi raajucuun gaar ahaan waxa aan ka tacsiyadaynayaa eheladii iyo qaraabadii ay ka geeryiyoodeen dadkii ka gadooday cadaalad darrada ee ka dhcaay magaalada Hargaysa 07/07/2008, ee boolisku layey waxanan leyahay ilahay samir iyo iimaan ha idinka siiyo iyagana ilahay janadii farduusa haka waraabiyo.

    dilkaaFooshaxun ee dhalanyaradii mudaharadaysay lagula kacay ee fool-xumida leh ee ay kula kaceen Boooliskii qaranku ubadkii wadanka mustaqbalkii wadanka inta ay sameeyeen mudaharaad ay xaq u leeyihiin oo ay ku cadaynayaan waxa ay ka mudaharayaan in loogu abaalgudo hala laayo waxa weeye masuliyad daro iyo axmaqnimo lagula kacayo shacabka Somaliland ee masakiintaa shacabka Somaliland waa nabad ku nool iyaga aya cidkasta ka jecel nabad galyada iyo horu marka hadii loo eego umada ku nool dhaman geeska Africa odhan wana waxa ay manta halka ku gadheen ilaahayna waxa aan uga baryayaa in uu u sii siyadiyo una barakeeyo bogcada ay dunida kaga nool yihiin.

    waxanan leyahay halka ka sii wada hana daalina dantiinana cidi idinkama jecla madaxda manta jootana way tagayaan lakin idinku tagi maysaan ilashada nabadiina oo gamcaha isqabsada oo ogada in aad tihiin idinku Booliskii wadanka Ciidankii wadanka Gamco wada jirbay waxku goynkaran qof ilahay la jirana ma hungoobo ilahay haidinla jiro in ila jiro.

    dilalkaa soo noqnoqanaya ee malinkasta ka dhacaya Somaliland ee ay samaynayaan Boolisku laga bilaabo manta waxii ka danbeya loo dulqadan maayo ogaada Booliskow shacabku xaq ayuu u leyahay mudaharadka dastuurkana u xalaleeyey in ay ka mudaharaadaan

    rajiimkii katalin jiray Somaliland 1980 – 1988kii iyo kan hada jogaana waxa aad moodaa in ay isku wado raacayaan oo waxay kaga badalan tahay ta maanta joogta tii xiligaa taagnayd billlaa caleeykum waa wax laga naxo loona dulqaadankarin haba yaratee in maalinkasta shacabka la laayo oo lagu laayo wax aan qiima lahayn loo dulqaadan Karin hadii aan kuwi ka danbeeyey iyo kuwii amarka bixiyey iyo taliyaha Booliskaba la keenin cadalada oo waxa ay mutaystana lagu xukumin

    Ugu horayn hadii uu yahay muwaadin u damqanaya dhibta dadkiisa ku dhacsay waa in uu iscasilaa taliyaha ciidanka police-ka Somaliland Md Saqadhi Dubad madama uu shacabkkisii meesha ku dhinteen oo uu marayn kari waayey howsha keentay dilka oo aan manta ahayn kow iyo labatoona o boolisku bartay in uu iska laayoba shacabka madama aan lagala xisaabtamayn waxan filayaa in darajada loogu kordhiyaba

    Waxa kaloo aan la yabanahay lacagtan $100 000 doolarka maraykanka wasiirada wadanku lunsanayaan ee midkastaba uu lunsanayo waxa loougu iibin layahay qalabka lagaga hortago mudoharaadada sida gawadhida biha saydha iyo suntan dadka lagu kala diro iyo qalabka boolisku qaato mise waa iga suaale? Sida loo lunsado aya la yaqanaa ee sida wax looquqabto lama yaqano waa nabiibdaro hadii ay sidaa tahay

    Suleiman saeed kabadhe (danjire) uk

    All Rights Reserved. Iftin Network © MMVIII.
    webmaster@iftin.net

  • Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ahna Guddoomiyaha Xisbiga UDUB Daahir Rayaale
  • Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Axmed Siilaanyo
  • Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe
  • Contact Us