nagalasoo xidhiidh:news@iftin.net | webmaster@iftin.net| dhageyso radio Burco sabti kasta kala soo xidhiidh radio@radioburco.com



..........................................................................................................................................
  • Home
  • News
  • Archives
  • Profile
  • Contact Us
  • Waxaannu soo dhawaynaynaa afkaartiinna iyo xayaysiisyadiinna:
  • nagalasoo xidhiidh:
  • webmaster@iftin.net
  • Wararka
  • news@iftin.net


  • Useful Links:
  • Iftin Network
  • Somaliland.org
    News Papers:
  • Jamhuuriya
  • Haatuf
  • Maandeeq
    Education:
  • Burao University
  • Harg University
  • Amoud
  • maxay kula duwan yihiin intii ay xilka madaxwyne hayeen Riyaale iyo ismaciil cumar geele

    waxa aan marka hore salamayaa dhaman shacabka somaliland guda iyo dabadba waxanan ku amanayaa sida ay wax u qabsanayaan oo ayna rabin in ay cidkale wax ka sugaaan aan ahayn ilaahay .waxa aan marka xigta salamaya dhaman saxafada somaliland oo aad iyo aad uga qaybqaadata si mug-wayn horumarka dalka hadii ay tahay xaga dhaqaale ama xaga ictiraaf raadis ahaneedba iyo soobandhogida horu marka somalilanad hadii ay tahay siyaasad ama istiraajiyada kala duwan ee somaliland waxa anan leeyahay halka ka siiwada inta kadib waxa bulsho kasta oo dunida kunool oo ilaahay abuurayba ay jeceshahay in ay iyadu ugu fiicnaato dunida inteeda kale oo loo sooqaato tusaale waayo ma jiro qof jecel in uu isagu noqdo tusaalaha xun waxa kaloo ay jecelyihiin ina ay yeeshaan madax ugu fiican aduunyada oo ka cagan musuqmaasuqa iyo xiljacaylka iyo sharcixumada iyo cadalad darada foolxumida muqaaleed ee wadankoodaa si ay indhaha aduunka u soojitan oo ay u yeeshaan bilicda ugu quruxda badan wadamada kale waxa hubaala hadii ay yeeshaan inta xun in ay noqonayaan tuaalaha xun hadii ay yeeshaan inta fiicana ay noqonayaan tusaale fiican

    hadii aan inta dhaafo waxa aan jecelahay in aan isbarbar dhigno maanta bal madax waynaheena aan soo dooranay oo ku yimi codka in badan oo ah reer somaliland ah iyo kaligii taliyaha ismaaciil cumaar geele oo aan isagu ku iman codka dadkiisa ee ku yimada awooda dowlada jabuuti ee isaga gacanta ugu jirta

    muqaala ahaan uu ka dheer yahay ismaciil cumar geele talabaadna waa laba nin oo Inbaatiya ahaan isigu began kaligii taliye geele waxa uu ku dhashay gudaha dalka itoobiya waxa uu ka soo jeedaa beesha ciise qabiilka Mamaasan oo ah mareexaankii xamar bari xukumi jiray waxa uu kursiga ka dhaxlay adeerkii Xasan Guuleed Abtidoon oo sanadii u danbeyey uu isagu lamamulaayey kursiga ugu sareeya jabuuti intii uuna madax waynaha noqon waxa loo tiriyaa in ay gacantiisa ku baaxeen in badan oo ah mucaaradkii ka soo horjeeday adeerkii madama uu isagu madax ka ahaa haayada sirdoonka ee jabuuti tana uu ku qaarajiyey inbadan oo muwaadiniinta reer jabuutiya oo mucaarad inbadana uu xidhxidhay raga uu xidh xidhay waxa ka mida

    sadaxanini waxa uu kueedyey sanadkii 1996kii markii madax wayninii hore ee jabuuti oo qa qayb galaya sharka dhacayey wadanka Biniin ee dadalka afka faransiiska ku hadla uu ku xanuun saday goobtaa ka dibna loo qaday dalka france ka ayuu yidhi way ku inqilabayeen ka dib waxa loo taxabay jeelka caankaa ee la yidhaahdo Gabood

    1. Muumin bahdoon farax
    2. wasiirkii difaca mr gabayood
    3. ISMACIIL DEEDI Xareed iyo qarkaloo badan

    waxa uu kursiga yimi 1999kii oo aan cidina kula tartamin mada qofka la tartami laa qaarajinayo oo aan lagu dhicin iskada in lala tartamoo hadii muwaadin reer jabuutiyi oo jabuuti dagan la ogado in uu ku yahay mucaarad waxa lagaa jarayaa korantada iyo biyo isla markana waxa laga eryaya waxii ehelkiisa ee dowlada u shaqeeya tasina wata dhalisay in aan qofka latarmama uuna jirin hadii aan inta ku dhaafa halkana hada an u soo noqdo dulucdayda maqaalka la magac baxay maxayku kala duwan yihiin Riyaale iyo kalii taliye geele

    ay sanadka horeeyeen labada madax wayne waxa uu dalkiisa u qabtay mr Geele in uu siyasad ka duwan tii adeerkii uu la yimado oo uu noqdo didaal fiican oo ku shaqaynta siyaasada ka hortaga argagixisada iyo takale oo ah in uu aduunka ku maalo waxa aan samaynayaa somaliweyn oo uu carabta kaga qato lacag aad u badan somaliland waan burburinayaan oo somali weyn un baan aqoon sanahay ta isaga ayaa iiga ah marqaati oo marka uu tago guriga qaramada midoobay iyo ka Afrikaba waxa uu leyahay waxa aan somaliweyn ahayn ma jirto.

    lasaco qaybta danbe iyo iyo ina riyaale waxa ay ku kala duwanyihiin
    Suleiman Saeed Kabadhe (Danjire )UK Coventry

    All Rights Reserved. Iftin Network © MMVIII.
    webmaster@iftin.net

  • Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland Ahna Guddoomiyaha Xisbiga UDUB Daahir Rayaale
  • Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Axmed Siilaanyo
  • Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe
  • Contact Us