Tafatiraha shebekadda berberanews.com Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago) oo xukun iyo xayiraad ku riday maxkamadda gobolka saaxil isagoo oo ka maqan maxkamadda iyo
, Wariye Yaasiin Jaamac Cali oo lasiidaayay laguna xukumay shaqo joojin suxufinimo wariye yaasiin jaamac cali oo ahaa wariyaha shebekadda berberanews.com iyo idaacadda radio horyaal ee gobolka saaxil labadan wariye ayaa lagusoo eedeeyay inay dambi ka galeen qaranka Somaliland walow aan la cadayn dambigaasi ay galeen.
Wariyaashu
waxaanna goobta xukunku ka dhacaayay la keenay warqado lagasoo saaray shebekadda iyo qaarkale oo cadayn loogadhigayay wariyayaasha
laguna cambaaraynayay Masuulka dekadda berbera taas oo wuu wariye yaasiin sheegay inay tahay dadka fekradooda kusoo dirsada shebekadda halka uu talliyaha C.I.D ee gobolka saaxilna ibraahin dhegaysan ku dooday haddii uu wariye yaasiin jaamac uu shabakadda masuul uga yahay gobolka saaxil uu dusha kuqaado wixii laga qoro gobolka saaxil
waxa kale oo uu taliyuhu sheegay inaanay wariyayaashu haysan shahaado muujinaysa suxufinimadooda
waxayna wararku intaas ku darayaan ina shebekadda lafteeda lagu amray shaqo joojin
tafatiraha shebekadda berberanews.com ayaa lagu xukumay saddex sano oo xadhig ah
maxamed siciid c/laahi oo aan hadda xidhnayn ayaa maxkamadu amartay booliska inay soo xidhaan meelkasta oo uu joogo
office burco
salosahal

ma umalaynaysaan inu iscasili doono madaxwaeynaa
jamhuuriyada somalilnad bye khadar abdi sidde
email:khadar_oraanjo@hotmail.com