Xaflada Oo Si Heer sarre ah loo soo Agaasimey ayaa waxaa ka soo qeyb galey Marti sharaf , Ardeyda reer Somaliland ee sudan iyo Boqolaal qof oo ah Asxaabta ardeyda Qalin jabisey ,
Ardeyda Qalin jabineysey oo Tiradooda Aheyd Afartan Ardey oo iskugu jira Kuliyadaha kale Duwan iyo Waliba Jaamacadaha kale duwan ee Sudan ,
Ugu Horeyn waxaa iyagoo Aad ugu Qurux Badan soo galey Hoolka ay Xafladu ka dhaceysey Ardeyda Qalinjabisey iyagoo ku Labisan Direyska Qalinjabinta , Halkaas oo Marti sharaftii iyo Dadkii ka soo qeyb galey Sacab iyo Farxad ku soo dhaweeyeen,

Waxaa la Gudo galey Barnaamijkii oo lagu Furey Ayaatka Quraanka Kariimka ah ,
Waxaa ugu horeyn Halkaas ka Hadley Ustaad Xaatim oo ka tirsan Masuuliyiinta Jaamacada International University Of Africa ,
Isagoo ardeyda qalin jabisey ugu Hambelyey Dadaalka iyo Wakhti Dheer ee ay ugu Samreen Waxbarashada , waxa uu Ardeyda Ilaahey Uga Beryey Nolol Qiime Leh iyo Cimri Dherer ,
Waxaa Halkaas Lagu Gudoonsiiyey Ustaad Xaatim Shaado Sharaf Ka Socotey Wasaarada Waxbarashada Somaliland .
Waxaa Kale oo Halkaas ka Hadley Masuuliyiin kale Duwan.Kadib waxa Mid mid Loogu Yeedhey Ardeyda Qalin jabisey ,
Munaasibada Waxa Ku dhex Jirey Shaado Sharafyo Iyo Hadiyado Ay Bixinayeen Ururada Kale Duwan Ee Ardeyda Reer Sudan kuwaas ay kale Gudoonsiiyeen Ardeyda Qalin jabisey , kale Gudoonsiiyeen Ardeyda Qalin jabisey , kale Gudoonsiiyeen Ardeyda Qalin jabisey ,
Ardeyda Qalin jabisey oo Ay wajiyadooda ka muuqatey Farxad , AyaaDadkii ka soo Qeyb Galey Xafladu Ugu Hambelyeynayeen Qalinjabintooda , iyagoo Qof walba uu Hadiyado U sidey Ardeyda Qalinjabisey
Ardeyda Qalin Magacyadooda:
Abaadir Maxamed Maxamuud
Axmed Saleebaan Xirsi
Axmed Maxed Axmed
Xayaat Maxamed Obsiiye
Aadan Maxamuud Diiriye
Ismaaciil Maxed Cige
Baashe Maxed Ciise
Barkhad Yuusuf Cali
Farduus Mustafe Maxed
Jaamac Xuseen Cilmi
Xasan Cabdi Cumar
Dr:Xamse Cali Xuseen
Muniira Cabdoo Maxed
Khadar Caydiid Cabdalle
Siciid Cabdalle Jaamac
C/raxmaan Xasan Maxamuud
Nimco Ismaciil Maxamed
C/raxmaan Sh.Maxed Cumar
C/raxmaan Maxed Cumar
Eng: C/risaaq Ismaaciil Qaliile
Dr: C/risaaq Ismaaciil Cige
Nimco Maxamed Barkhad
C/rashiid Daauud Cali
C/salaam Cabdalle Cali
Liibaan Maxamed Ciise
Magan Cawil Maxumed
Huda Maxed Xasan
Maxed Cabdalle C/raxmaan
Eng: Maxed Cabdi Ismaaciil
Maxed Cali Qaalib
Maxed Muuse Daahir
Maxamuud Faarax
Muuse Abubakar Ismaaciil
Muuse Yuusuf Kaamil
Najax Keyd Ismaaciil
Yuusuf Axmed Cali
C/risaaq Sheekh Siciid
Maxed Cali Xuseen
comment closed