Home » Maqaallo, Wararka » Faah Faahin Dheeraad ah oo ka Soo baxaysa dilkii askari ka tirsan ciidanka qaranka

Faah Faahin Dheeraad ah oo ka Soo baxaysa dilkii askari ka tirsan ciidanka qaranka

images10caynabo(iftinnews)02/05/2010 Warar dheeraad ah oo naga soo gaadhaya magaaladda caynabo ee xarunta gobolka saraar ayaa  sheegaaya in halkaasi dhaawac geeri dhaliyay ka soo gaadhay taliyihii sahaminta qaybta 12 aad ee ciidanka qaranka wararka ayaa sheegaaya in taliyuhu soo eegayay dad maxaabiis ah oo loo soo wareejiyay  jeelka magaaladda caynabo ay xabadu la kulantayAlla ha u naxariistee  taliyaha dhintay oo lagu magacabi jiray mataan mahdi wuxuuSidda ay noo xaqiijiyeen saraakiil sare oo ka tirsan ciidanka booliska iyo qarankabaWararka lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in ninka qabaxu ka qaraxday uu taagnaa guriga badhasaabka  saleban ducaale xaji jamac

 

Arrintan ayaa dhalisay muran xoogan dadka qaar ayaa leh xabadu may qarxine waxay ahayd  ogaan halka dadkalenna ki doodayaan way qaraxday arrintaasna waxaanu waxka waydiinay guddoomiyaha gobolka saraar oo ka gaabsaday inuu ka jawaabo

 

Dhinaca kale aaskii marxuunka ayaa laga soo dareeray magaaladda burco ee xarunta gobolka togdheer oo markii hore dhaawac lagu keenay magaaladda burco

 

Xabadda ayaa sidda la sheegay marxuunka ka haleeshay madaxda taasi oo sababtay dhimashadda marxuunka

 

Saleban sahal jamac

salosahal@hotmail.com

 tell:4343677

 

comment closed