wararka naga soo gaadhaya magaaladda caynabo ee xarunta gobolka sarar ayaa xaqiijinaya dhimashadda hal askari oo ay xabadi ku qaraxday wararka ayaa sheegaya inay askariga xabadu kagag dhacday madaxa
wararka ayaa sheegaya in ay xabadu ka qaraxday darawalka xoghaya xisbiga udub ee jamac yasin maydka marxuunka ayaa la keenay magaaladda burco ee xarunta gobolka togdheer waxaana la filayaa in la aasi doono saacadaha soo socda
wixii warar ka soo kordha kala soco iftinnews
comment closed