Home » Maqaallo, Wararka » Wararkii ugu Dambeyay ee Magaaladda Lascanod ee Xarunta Gobolka sool

Wararkii ugu Dambeyay ee Magaaladda Lascanod ee Xarunta Gobolka sool

4865556295814302453burco(iftinnews)02/07/2010 Wararkii ugu dambeyay ee naga soo gaadhaya magaaladda lascanod ayaa sheegayaa inay  saaka lagu waabariistay isgaadhsiinka mobilka oo khadka u furan ka dib markii ay xanibnayd muddo tobaneeyo casho ah   arrintan ayaa ka dambaysay ka dib markii ay ganacsatadda reer laascaanood wasiirka arrimaha gudaha uti ka boostadda iyo isgaadhsiinta kala hadleen   arrimaha isgaadhsiinta ee hawadda ka maqan

 

Sidoo kalenna magaaladda lascanod ayaa maanta iyo caawa degan  ka dib mudaharaado maalintii shalay ka dhacay magaaladda lascanod

Wararka ayaa intaasi ku daraya in dadkii mudaraadka lagu soo qabqabtay la keenay magaaladda caynabo ee xarunta gobolka saraar

 

Dhinaca kale xoghayaha guud ee xisbiga udub ayaa jooga magaaladda madaxda gobolka sarar xoghaya guud ee xisbiga udub jamac yaasiin oo ber yahanba booqasho iyo indh indhayn ku marayay  goboladda bari

 

Ayaa la filayaa inuu usoo ambabaxo magaaladda burco ee xarunta gobolka togdheer

Dhinaca kalenna wararka aanu ka helayni isla magalaadda caynabo ayaa sheegayaa in halkaasi si fiican loogu soo dhaweyay  xoghayaha guud ee xisbiga udub 

 

Wixii faahfaahin ah ee kazoo kordha kala soco iftinnews

comment closed