BURCO(IFTIN NEWS) HALKAN WAXAAN IDINKA SOO GUDBINAYAA MANSO CUSUB UU SAMEYEY ABWANKA DA DAYAR EE MUBARIG MAXAMED FAARAX MANSADAN OO MAGACEDU YAHAY DARDARAN HADABA WAXAAN HALKAN HOOSE IDIINKU SOO GUDBIN DOONAA MAANSADAN UU TIRIYEEY ABWAANKAN DADA YAR EE AKHRIS FIICAN
dawladaydu waa dahab
waa damal bar waqa
waa daruur da aysoo
adyar loo riyaqaa
doqon baan ogayno
caqligiisu dadan yahay
doraad waxii lasoo maray
dirirtiiyo rafaadkii
dii haalkii dheraa
dama caga galiyo
dalkii soo xasuusoo
doqonimo ma fiicnee
dib u eeg dal kagii
doqonkii dalkisi
dawlada shihseyiyo isu dhibay meel daran
caydhii durdurtaw
dalkisii ilawow
doqonimo ma fiicnee
dalkii waa bar waqee
orod dawladaa gaadh
……………2……
mudanaw riyalaw
ninkan malin dortow
maxaa kenay murugada
mee xaqdhawrkii soo jiray
mantaba israco
midig tiina tago
umadana ubaaqoo
iska sara muranko
maamula dalkenii
……..s……
sulanyay sidadaba
waxaadtahay suldaandhaba
waxaad tahay sarkaal dhaba
mantaba israco
iska sara cudurko
isu taga shacabo
shaxdan loma bahne
meelkale ka midha daya
……….f……..
faysalaw salan mudan
waxaad tahay silsilad bira
siyar loo furayno
sanqadh aan la hayno
doqon anu gara nayin
dadaal ba isracee utashada
dalkeeni
……….3………
…. gubaabo..
danyartana xasuustoo
matada daryeeloo
ardaydana ogadoo
calamkua aqonbuu
dadaalkaa ku gadhee
dhiiradoo israco
utashada dalkinii
malin taan dal kaygii
dulinimo kadoorteen
dal shisheye imibuu
idamqaday hal bawlahu
dhalintii dal kaygaw
ciideenu waa dahab
dulqaad baa aduunyada
dadal lagu mutayo
lagu gadhaa dabaq sare
mar haday isracdo
umaduna darento
dadaal lola garab galo
damal bay hadhaysaa
…….dignin..
ereyadan ana soo xulay
damac baa igaliyo
dhigaa idhaqaqo
dareen ba iga keno
umad yahay daremo
u dadala waligiin
dalkenana ogadoo
madaxdana daryeelo
culimada xaqdhawro
cuqashana daremo
qabilkana dabolo
dareenkina mujoo
utashada dalkinii
…ismujin..
dirirtiyo coladaha
anaa gaw wax kaga sara
eray igama baydhee
da yar baan u ahay gabay
cidna kama sansan shee
anigaa istago
ka damqada xumanto
banba qaacda qaraxdana
anaa dacal urido
bayd gabka soo baxaa
ima bego waligi
mubarig dhaakir
posted by abdirisaq
iftinnesw norway
comment closed