lascanod(iftinnews)02/06/2010 Wararka naga soo gaadhay magaala madaxda gobolka sool ee laascanod ayaa la sheegayaa inay ka dhaceen mudaraad rabshado wada wararka naga soo gaadhaya magaaladda lascanod ayaa xaqiijinaaya dhimashadda hal ruux
Rabshadahan ayaa ka dambeyay kadibmarkiiayciidankabooliskaSomalilandeemagaalalascanod xabsiga dhigaan qaarka mid ah macalimiinta wax ka dhiga madarisad ku taala magaaladda lascanod
Wariyayaal madaxbanaan oo u waramayay shebekedda caalamiga ah ee iftinews ayaa sheegay inay hadda degan tahay xaaladda magaaladdu waxaanna ay wariyayaashu sheegeen inay ciidanka boolisku xabsiga dhigeen ku dhowr macalin oo dhiga madarisad ku taala magaaladda lascanod
mar aanu waydiinay mid ka mid ah wariyayaashaa ayaa sheegay sidda ay wax u dhaceen ayuu ku jawaabay ‘ ciidanka booliska ayaa isku dayay inay qabtaan hal macalin oo lagu tuhmay amaan darradda ka jirta ka dibna waxaa booliskii shiiday ardaydii markaa gaadhi boolisku leyahay ayaa jiidhay oday goobta ku sugnaa “
Waxaanna wararku sheegayaa in dadkii halkaasi manta lagu soo qabqabtay la keenay saldhiga dhex ee magaaladda lascanod
Qabqabashadda macalimiintan ayaa loo malaynaa ina lug ku leedahay sir la helay oo uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha oo haatan ku sugan magaaladda lascanod
Wixii warar ah ee ka soo kordha kala soco iftinews
saleban sahal
salosahal@hotmail.com
comment closed