
shabakadda caalamiga ah ee iftin.net ayaa waxa lagusameeyay dib u habayn cajiib ah taas oo soo jiidatahay dhamaan akhristayaasha bogga internetka
shabakaddan oo horeba looga bartay wararka dhexdhexaadka ah ayaa waxa shahaadooyin guddoosiyay ururka wadaniga ah ee togdheer abroad foundation
dadkale oo badan ayaa soo dhaweyay
qaabkan cusub ee shabakadda
comment closed