rabi hawna xariistee waxaa caawa fiidkii ku geeriyooday shir baabuur meesha u dhaxaysa degmada sheekh iyo burco nuura mohamed ali oo ahayd wariyihii uga soo warami jiray shabakada wararka hadhwaanaag news ee gobolka togdheer waxa kaloo warka halkaa naga soo gaadhayaa sheegayaan in ilaa 4 qof oo kale oo gaadhigaa saarnaa dhaawac ka soo gaadhay shilkaa iminka lagu dawaynayo hospital magalada burco waxay kaloo sheegayaan wararka halkaa naga soo gaadhaya in marxuumada bari lagu aasidoono magaalda burco oo ay daganayd marxuumaadu inaali lahi wa inaailahy raajicuun
hadaanu nahay dhaamaan hawl wadeenada shabakad wararka iftin.net waxaan tacsi udiraynaa eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay waxaan kaloo tacsi udiraysa shabakada wararka hadhwanaag oo ayka tirsanay wariyadu waxaan leenahay dhamaanteen ilaahay samir io iimaan haynag siiyo aamin aamin aaami
iftin.net uk
ILAAHAY NAXARIISTII JANNO HAKA WARAABIYO