Ururka dhalinyarada ee Togdheer Abroad Foundation ee marka magiciisa lasoo gaabiyo loo yaqaano TAF ayaa gudoonsiiyay shabakadda Iftin shahaado caalamiya oo ay ugu talo galeen, taasoo ay ku mutaysatay tebinta wararka xaqiiqda ah.
Shahaadadan oo uu shabakadda ugudoomaya Abokor Maxamed Cariish ayaa waxay muhiim u tahay shabakadda waa sida uu sheegay abokor isagoo uga mahad celiyay ururka TAF sida ay ugu garteen shahaadadan.
comment closed