burco(iftin.net) 18/10/Hospitalka dadka maskasdooda wax u dhiman yihiin ee magaalda burco oo hore ay u dhisnayd qaybta dadka yar yar ayaa waxaa ururka togdheer abroud foundtion)TAF)ku kordhiyeen qaytii dadka waa wayn daawo sawiradan lagu kordhiyey
Ayaa waxaa dhismahan dhisay ururka dhalinyarda reer togdheer ee uk ka dhasan ururkaa oo lagu magacaabo togdheer abroud fundtion(TAF)qayb tan ururka taf dhisay ayaa waxay loogu talo galay dadka waa wayn iyodoo markii horana ay
dhisnayn qabta ciyaalka isku soo wada dooboo hospitalkan ayaa noqon doona maalinta lafuro mid ay aad ugu diirsadaan dadwaynaha rer somaliland waiba dadwayah gobolda bari oo aan haysan hospitalka dad walan hospitalka oo iminka gabo gabo ah ama aan odhakaro wuu

dhamaaday ayaa waxaa lay sheegay xitaa inay timi qaankii loogu talo galay in ladhigo oo ka timi dhinaca yurub inay taalo lana furi doona sidaa ugu dhaqsaha badan
Wariye saleban sahal x jamac
Burco office








[...] http://iftin.net/?p=1595 [...]