Hargaysa(iftinnews)29/09/2010 madaxweynaha cusub ee jamhuuriyadda somaliland axmed maxamedmaxamud siilaanyo ayaa sidda ay sheegayaa ilo aad ugu dhow dhow madaxtooyada jamhuuriyadda somaliland u magacaabay guddoomiyaha baanka somaliland ninkan ayaa sidda la sheegay ka soo jeedda gobolka togdheer waxanna lagu magacaabaa Cawil Xaaji Cumar Cismaan. sidda waxaa iftinnews u sheegay ilo aad ugu dhowdhow madaxtooyadda.
inkastoo aanay jirin warar rasmi ah oo kasoo baxay madaxtooyadda ayaa hadda wararka aanu ka helayno ay sidaasi tibaaxayaan .
dhankalenna wararka ka imanaya xafadda axmed dhagax ayaa sheegaya inay ka dhaceen mudaharaadyo lagaga soo horyeedo xukuumadda cusub ee axmed siilaanyo wararka ayaa sheegaya in aanay halkaasi ka dhicin wax rabshaddo ah.
wixii warar ah kasoo kordha somaliland iyo somaliyaba kala soco halkan