Hargeisa(iftin news)28/07/2010waxaa madaxwayne siilaanyo goor galabta magacaabay laba xil oo kala ah afhayeen madaxtooyada soomaliland kasoo uu u magacaabay C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse), waxaa kaloo isna isla galabta lamagacaabay agaasimada madaxtooydada somaliland kasoo uu u magacaabay xirsi xaaji xasan oo hore i agaa kuminshanka qaranka iskana casilay xilkaa madaxwayne siilaanyo ayaa la filayaa weekan inay ina hastaan wareegto uu ku magacaabayo xilal aad u fara badan ooo dalkan yeelan doo wixii wara kala soco shabakada caalamigaa ee iftin news
Home » Wararka » War Deg Deg Ah Madaxwayne Siilaanyo oo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada IYo Afhayeenka Dawlada Somaliland