Al-shabaab waxay samaysay laba group oo la kala dagaalama SOMALILAND iyo PUNTLAND hadaba waxaa la ogaa in qaraxyo isdaba jooga loo geystay labadaa maamul iyadoo SOMALILAND laga fuliyey laascaanood iyo hargeisa kuwii fuliyeyna ka soo 
jeedeen SSC.Alshabaab waxay saldhigyo ka samaysatay BUUHOODLE iyo BOOSAASO ciidamadoodana waxay ku urursadaan buuraha Bari iyo Hawdka Buuhoodle.Hadaba waxaa lagudboon in SOMALILAND iyo shacabkeeduba inay dagaal ku qaadaan
kooxda isku magacawday SSC oo ALSHABAAB samaysay. Waxaa kaloo in caalamka la ogaysiiyo ah ALSHABAABTA MINNESOTA iyo OHIO ee lacagta u uruuriya xafiisyadana ku leh iyo shabakadaha websidada ay isticmaalaan.Waxaa Shacabka SOMALILAND iyo PUNTLAND la gudboon inay QURBA JOOGOODU sheegaan kooxahaa deegaanada xasiloon burburinaya.
SSC waa ALSHABAAB galgalana waxaa fadhiya iyaga
Home » Maqaallo » Al-shabaab waxay samaysay laba group oo la kala dagaalama SOMALILAND iyo