Burao(Iftin news)23-07-2010 C/raxmaan Maxamed Cali (Ubaxle) waxa uu ku dhashay deegaanka Sibidhlay oo ka tirsan hawka gobolka togdheer sanadkii 1990.
Hooyadii waa Canab Cismaan X. maxamuud (Beeli eeday)
Mal caamad quraankii waxa uu ku qaatay magaalada burco.
Waxbarshadii dugsiga Hoose Dhexe waxa uu ku qaataay Iskuulka Shiikh Yuusuf Al-kaynuun, tiisi dugsiga sarena waxa uu ku qaatay dugsiga Shiikh Bashiir Ee Gobolka Togdheer.
Curinta suuganta waxa uu bilaabay Sanadkii 2002 isagoo wakhtigaas curiyay maansadiisi ugu horaysay oo magceedu ahaa Maqal kana hadlaysay Maahmaahda iyo adeegsigeeda.
Mudadaas ka dib waxa uu curiyay suugaan badan oo ay ka mid yihiin (Kade iyo Kude, Boqol magacley, Dheeli tiran, Baraarug, Seeto dabar, Sarriin,) iyo kuwo kale
C/raxmaan waxa kale oo uu ka qayb qaatay silsilada aliflay oo uu ku leeyahay Maansada Aggam-san
Dhanka riwaayadaha C/raxmaan waxa uu curiyay riwaayado ay ka mid yihiin (Cilmi loo guntaday, sooyaal, Qalbi dila) iyo kuwo kale.
C/raxmaan waa maansoole hal doora oo ka muuqda madal kulameedyada, waana Dan ka hadal ku xididaystay dhaqanka iyo suugaanta.
Qof ahaan C/raxmaan waa Waa nin furfuran, aragti dheer, Shaxartaan ah, oo laqana, Qoslaawi ah.
C/raxmaan waa ninkii labaad ee silsilada ambaqaday waxaana uu si gaar ah c/raxmaan xil isaga saaray baahinta silsilada oo uu ahaa cida kaliya ee faafisa isla markaana ururisa silsiladan.
Waxaana uu silsilada ku leeyahay toddoba maanso .
HABDHAQANKII NOLOSHA
c/ raxmaan maxamed cali (ubaxle)
1993,ayaan usoo wareegaygurigii awaygay. intanan wali garaadsan. waqtiyadaa noloshaydu mar aan waydiiyay. walaashay caasha oo ahayd inanta noogu wayn balsidaan kusocod iyo wayo bartay waxay igu tidhi markaan soo xasuusto waan qosla magaladii aynu naal oo lahayd togya r oo xaafadaha kala xidha waxaan ku arkijiray adiga oodhaka fiiqan oo marba dhan ugooshaaya inta badan hooyo ayaa xaafadaha kuwadiin jirtay marka aad kabaxsato yadoo leh inanyar maaragteen
markaasay odhan jireen maxaliye wwaa kii xaafadaa kale kusii socday runtii xaafaduhu waxay kayabeensocod badnaantaada aad marba xaafad booqanayso waxy odhanjireen naa inankanyari socod badanaa sidaas ayayna xaliye kuugubixiyeen
waxaan anigu kugaraadsaday,aniga oojooga gurigii awawgay cali ubaxle waxaan keheli jiray awawgay iyo ayaydayba waqtigan ilaalin iyo xanaaay joogta ahiyo daryeel dhan
intii aan laga qixin. dagaalkii sokeeye waxaan .dhigan jiray malcaamad. aan marmar isku arki jiray ,walaalkay iga waynaa cali ,iyo ilmaabtoyaday oobadnaa waxaan jeclaysan jiray. hadalkoooda lasocodkooda iyo ciyaartoodaba.
runtii yar iyo waynba waxan jeclaa inaan sheeko kaxifdiyo .ilaa aan.noqday qof sheeko badan
oo dhamaan caruurta aan guriga kuwaa cawayn jiray .waxay jelaysan jireen.sheekadayda
waxaan ahaa qof qosol badan .oowaliba qosolkiiisu aanu lahayn wax xakameeya.markaan ugu liito waamarkaa dhoolo cadeeyo,waxaan kaloo jeclaa ciyaarta nadhaxmaraysa carurta.oo aan sheekadayda kudhx dhafi jiray kaftan iyo himolo ciyaar farxadeed.
waxaan ciyaalka is waydaarsan jiray sheekooyin lh.googaalaysi su aalo iyo halxidhaale fara badan waxaanan jecla inaan noqdo ka ugu badan ee arimahan xiisa uhaya .daneeya ee dabaga la ,si aan heer uga gaadho ugana soo hooyo. guulabadan runtiina waan kuguulaystay,sheekooyinka aan ciyaalka uga sheekayyn jiray may ahay qaar cusub inta bada ama sheekkooyin aana alifaayey,eewaxay ahaayeen kuwii aankadhuuxi jiray dadka ,sida dhag dheer cigaal shiidaad iyo araweelo,
waxay ciyaalku igu naanaysi jireen ama iibixiyeen[ xaraabeeye]
mararka qaar aan ciyaalka wada dheelaya dheehdo ama arko waxa iqaadi jirtay .qiiro walaal iyo kal gacal iyo jacayl igu qarsoonaa waxaan kaloo kahinaasi jiray markaan arko,waloolo iskuleh walaal waayaabeaniga cuqdada igashay waxay ahayd waxaan ila joogin walaaladay rumaad ama wada dhalasho,xataa guriga aan gaar uguhoydo majoogaan caruur aan weheshado maalintii marmar ayaan ubaxsan jiray guriga bahda kale ee awoowe,ee aan habeenkii ku cawayn jiray,waxaan is odhan jiray talaw goormaad helaysaa caruu marka aad laciyaaaraso kutidhaahda walaalwaxaanse kunoolaa rajo ,
waxaan kaloo aad utabaayay.aabi hooyo
oo aragoodu dhif igu ahaa waliba aabe wuxukumaqnaa kiinya.wuxuuna qaday adeero alo haw naxariistee siyaad,aadbaan ujeclaa aragtidaa waalid iyowalaal.waxaanan uhayay xiiso
runtii waxkastaamarkay kaamaqanyihiin ayaad dareentaa,
markii aysii saa ideen dagaaladii sokeeye,aayaanu uxidhxidhanay, inaanu uuroo intiiaanaan guurin,waxaan naalay goob.lakeeno dhaawaca oo aykkutaalo hooso wayni waa xeradii gadiidka.siijeedka waxaanagayaala bafaadumo.oo ahayd bahdiikale ee awawgay,waa guri gii aan inta badan kucawayn jiray,maalintiina aan ciyaarta ugu baxsan jiray.
sikastba ha ahaateee.intaanu guuray ayaanu dagnay.meelyar oouu kuyaalay riig xaaji axmad loona yaqaanay dhagaxanyo cado.waxaasababa guuritaanka waan garanaya waa goobtii aan kuciyari jiray ee kucawayn jiray oo isurogtay goob laga hago caadaawada iyo masiibada.waa goob ciidan khamriile yo hub yaalaan lana dhigo dhaawaca maydka waa cakaara ama ina jabiye,waa halkuu ninkii heesaa lahaa [,ina jabiye joogeeda dhaawaca jibaadkiisa hoobiyaha jaclayntiisa hubka jararac layntiisa ana jeeb madhnaantayda]
markii aaanu dagnay riiga ama dhagaxaanyo cadao,dhibkii mahadhin ee waxaa naga daba yimi oo nadhacay.shufto tuhmaysay intayadaii dhawaan soo datay inkastoo awawgay ahaa dagaal yahaa n geesiya oo noo baxay hadana colnaga badanba aa nabiyodhigay.guryihii kalana kaqaatay mood iyi niilba dahab iyo lacagba .sida agoontii reer maxamuud adan caws oo naga durugsanayd haw guba sii daraatee,
intii aanu halakaa naalay runtii isbadal lixaadle ayaaa igu ssoo kordhayey,aniga laftayd waxaa ihaysatay dhibaato ah,
in ciyaaartaydii badnayd sheekadaydii badnayd iyoo maaweeladii aan lahaa ,aynoq deen hadl badi aan caruurta xoolaha kaga mashquuliyo rynri arintaa dad badan ayaa kabiyo diida y dadkuna may wada jeclayn.waata keentay inlaysaaro cadaadisbadan.iyo hanjabaad iyohandidaad joogta ah markasta na .ashtaki layga ahaado.arintani waxay isu badashay in waxwal oodhaca niga laysaaro ,lay caayo laymaago lay habaaro laygana been abuurto,
waxaan arkijiray dadkusoosocda awoowe si ay iiga ashtagoodaan ooleh aaway c/raxmaan[xaraabeeye] ana waxaan kula kaftamijiray ,wixii xunba xaawaa lehbaad odhan jirteene ,maxaraabeeyaa lehbaad urogteen[wixii xunba xaraabee yaa lehe maxaad caruurta ujeedisay iigu jawaabi jireen//
arimahani waxay soo dhimeen.waxwayna kabadaleen hab dhaqankaygii,ahaa farxad iyo rayn rayn waxay igu dhalisay fakarbadn foorarbadan iyo fakad badan oo aan ucarari jiray halo kalekadibna inta lysoo qabto ayaa laysii qoraa dhangad,joogta ah habaar iyo karaahiyadii
iyadoo loo haysto inaan ahay qof hab dhaqan waalan ama shiqsiyad xum,sikastaba ha ahaate waxaaan garab kaheli jiray awawgaygii ijeclaa ee ikoolkoolin jiray,kamanuu qayb qadan arintii igu dhacday ee aan abid ilmo kudhicin intaan noolaaama maalintaa joogayfakarku madaxayga.wuxuu kabuuxiyay heemo ilmo way ga dhamatay,waxaan yeeshay sas badan.hadar badan iyo isla hadal badanoo aanan hore isugu arki jirin.qofkastaa oo iidhawi wuxuu iga aaminay tilmaamo xadjira
,caruurtii way iga dideen inkastoo aanay ilaawin sheekooyinkii aay jeclaayee iyo cawayskii xaraabeeye .ee bal wada unoqotay,
anaaba cagahayga kaga carari jiray si aan laydilin ama layganaaxin hadii laygu arko markay iiyimaadaana,cidla joog aamusan,
runtii noloshu waa yaabwaa isbadal horleh oo aanad dareemayn.siduu kuyini
marumaysanaysaa qofkii lajeclaa qosolka badnaa sheekada dheeraa ciyaarta wacnaa,inuunoqday ilmo ciyaartiis iyo aragtidiisuba tahay dhif
xaraabeeye meeye caruurtiikuusoo kaladheerayn ogayd meeye kuwii,kujeclaa madhulkaan dhulkii ahayn madadkaan dadkii ahayn iskadaaayookuwii hore maba ilaawaya ne kuwii yaryaraa mxay kuuyaqaanaan.haday ku arkaana inay kudhaafaan mooyee mahayaan xise iyo niyada ruuxyahaw waxaay iihaystaa fulay aamusan nacas ama doqon dadka ugu hooseeya moo ji inaan ahay reerbaadiyahaan ugu baadiyaysanahay ,
ilaamaanta waxaan ahay qof hadal yar ciyaar yar kaftana daba qosl wajigayga wuukagu ray ,hadaan dhoolo cadeeyaan.dadku dhaadi karaynba, kolayba waa isbadal laakiin waacawil waa siraan fahmay waxay iisiyaadisay khibrdad waayo arag nimo leh ,waataba bar iga dhinaa
waxaan kubartay hal abuur ,runtii aamusnaantu waaxikmad .
sheeko waysoo gabagaboowdaa.biyana godbay galaane,markii nalaku dhacay dhagaxanyo cado ayaan uguuray meel kale meeshaas o aan meeshii hore kafogayn waa beertii isla xaaji axmad waa buskii dooniwaal
halkan lafteeda nalakama daba hdhin,haday tahay shuftoolaydii iyo haday tahay reerihiiba ,
laakiin kadhib yar xoolihii inta badan beertaaan kuxaraynaa ,inkastoo ay kudhax dhuumato,dhawr neefna candhasaabku kaga dhacay oo ay cuneen.
ilaahay dulbadanaa dabeecad sanaa ,soomaalidu waxay tidhaahda wixii rag ukoco rabise aqbalo ,runtii halakiina waxaanu naalaba waxaan uguuray yiroowe dhabar kiiisii dhirtii waaawaynayd looyaqaanay aqalada waawayn,xoolihiimadhamaan,dhulkalana loomadirine
sidiibaan udaba joogaa inkastoo aan helay madarasad marmarsiinyo iinoqotay/
hawl yaridaan helaa hadana badan.ibama qasnoo xiisiiihiibaa igu babmay,isma ilaawine,waan ordaayaa dhirtiibaan laciyaraa,caruurbaa iigutimaada
anoo hees iyo hadaaqbilaabay markaasay yidhaahdaan,noohees hadii kale awoowaanu kuu sheegi waan uheesa waxay yidhaahdaan taa hebelbaa lehe adigu mid dheh/waxaan isku dayaa inaan qanciyo ,waxay ii caliyaa cod hees malihide hadal waawabaaualaysaay noo gobay.sidiyoo kalaan iskudayaa
waxaan dib usoo dhaxgalay noloshii dhuuxa inkastoo aanan sidii uhadalbadnayn hadan waan heesaa oo hadaaqaa,runtii maraka qaar waxaan kuheesi jiray waxaan kamaqlo ciyaalka,ama cajalado, markan adhiga raacaan ku meerarawsan jiray,caruurta oo an dhirta kawada midhaysan jiray,marka midkaayaba geed soo abaaro.waxa dhici jirtay arin layaableh.geedkaan kusoobeegmo ayaa ugu midho iyo hohob badnaa markaasay caruuurto odhan jireen,waar maxaad ku akhriday,
ana waxaan kula kaftami jiray,kuwa adhiga ilaaliyoow ama adhijirkoow sida hhooyooyinkiin idiin jecel yiiin ayaay ana dhirtu ii jeceshahay markaad katagtaan ayay iwaheshadaan. idinkna sida adhiga loo uleeyaad u ulaysaan ana waan subasalaaxaa sidi ruux naf le.markaasa odhan jiraa walaal noo gobay sidii oo kale,waxaan isu gay gayn jiray kalmado,ma aqan qaab heesaha iyo hal abuurka guud ahaan markan waxaan se dadka waawayn amaqlaan hayaa sida hees caruureeda,h/hawleeda,h/ciyaareeda hadal iyo dhamaan markan amarka laygu taaga ma aqaan miisaan heees faneedka iyo sida laysugu hagaajiyo
Xataa waxaanan aqoon qaybaha maanso leedahayy iyo miisaankeedaba waxaanun maqlaa geerarka islaamaha iyo buraanburka laakiin aqoon umaanlahayn markan sida guurawga halaanhalka saarka balan baaalkaiyo wixii kale lahal maala.
Axmed Aadan Muuse
Burao/Somaliland