Home » Hambalyo » Hanbalyo ku Socota Boqorka IYO Boqorada SAADAAD CABDIRAXMAAN CABDILAAHI SAALAX IYO AAMINA XIRSI CALI

Hanbalyo ku Socota Boqorka IYO Boqorada SAADAAD CABDIRAXMAAN CABDILAAHI SAALAX IYO AAMINA XIRSI CALI

Waxaanu halkan hambalyo meher oo aan lasoo koobi karin uga diraynaa lamaanaha kala ahSAADAADCABDIRAXMAAN CABDILAAHI SAALAX IYO AAMINA XIRSI CALI oo uu meherkoodu wiigan ka dhacay Huteelka Barakaat ee magaalo madaxda wadan Kenya Nairobi taariikhdu markii ay ahayd   waxaana halkan hambalyo aan lasoo koobi karin uga diraya  sxbdiisa iyo ehelkiisa qaraabadiisa kala ah
 
 
Maxamed Cumar Xaashi
Cumar Xaashi Saalax
Maxamed Ismaaciil Saalax
Axmed Faarax Saleebaan
Cabdiraxmaan Cumar Xaashi
Cabdikariim Axmed Cali
Cabdiraxmaan Axmed Cali
Yuusuf Maxamed Dubad
Bashiir Xirsi Nuur
Maxmed Yuusuf Dhaqtar
Cabdirisaaq Axmed Maxamed
Farxaan Axmed Faarax
Farxaan Xaashi Saalax
Subeer Saxardiid
Ibraahim Baashe Xaaji Xasan
Maxamed Cismaan Xirsi
Cabdinaasir Maxamed Xuseen
Khadar Jaamac Dheere
 
 
 
Dhamaan dadkaasi ee kala jooga USA,UK, SOMALILAND, FINLAND, FRANCE, SWEDEN, iyo Adisababa waxay hambalyo meher oo aan lasoo koobi karin udirayaa Boqorka iyo Boqorada is calmaday ilaahayna uga baryayaan inay bashbash iyo barwaaqo ku gaadsiiyo arooskooda….
 
      A A M I I N………A A M I I N……………..A A M I I N…………………
 

Leave a comment

You must be Logged in to post comment.