Home » Wararka » Dhalashadda bisha barakaysan ee Ramadan ayaa laga Arkay Salaadi Makhrib ka dib magaaladda Burco ee xarunta GobolkaTogdheer

Dhalashadda bisha barakaysan ee Ramadan ayaa laga Arkay Salaadi Makhrib ka dib magaaladda Burco ee xarunta GobolkaTogdheer

burcobishii ramadaan Taasoo shacbiga oo dhami u arkeen si waadax,ka dib markii cirku aanu lahayn wax caad ama daruuro ah.
Aragtida bishan Rabadaan ee Barkaysan oo dadweynuhu si gaar maanta u sugayeen bilashadeeda ayaa noqondoonta mid aan muran iyo hadal
galin,oo maalinta berito noqondoonta maalin rabadaan oo la soo man yahay.

Bishan Rabadaan ayaa ah bil ay si weyn u cibaadaystaan Ummada Muslimiinta ah,islamarkaana ah bisha ugu khayrka badan bilaha sanadka oo dhan.

Dhamaan Shacbiga Muslimiinta ah meelkasta oo ay joogaan waxan leenahay Ilaahay khayrkeeda iyo Barakadeeda Ha ina siiyo
bisha,bishadeena caafimad iyo cimridheer haynagu gaadhsiiyo.Aamiin..Aamiin.

TogdheerNews..Burco

comment closed