Home » Archive for February, 2010
dhalasho wacan
dhalasho(iftinnews)28/02/2010Cabdilafiid Sh Cismaan Maxamed (Maamulaha Nuradin School Burco) Mustafe Cismaan C/raxmaan (Maamulaha T I T C College ee Burao) Naasir Yuusuf Daahir (Naska) Cabdiqaadir Kasim (Mulkiilaha Waryatv) Xildhinaan Axmed Maxamd Diiriye (Nac Nac) Xildhibaan Cali Aw Yuusuc Axmed Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaab Ibraahim Abdirahman Qaasim (Madaxa
Read More →
Kulan dhex maray hoggaanka sare ee Xisbiga KULMIYE iyo Guddida Doorashooyinka Somaliland
Hargeysa (iftin news)28/02/2010Guddida Doorashooyinka Somaliland iyo hoggaanka Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE ayaa kulan ay ku yeesheen Khamiistii Xarunta Guddida Doorashada waxay kaga wada hadleen arrimo la xidhiidha geeddi-socodka Doorashada iyo diyaar-garowgeeda.
Warsaxaafadeed uu soo saaray Xoghayaha guud ee KULMIYE Keyse Xasan Cige oo arrintan la xidhiidha, ayaa lagu sheegay in hoggaanka sare...
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Khadka Telefoonka kula xidhiidhay M/weyne-xigeenka Somaliland
Hargeysa (iftin news)28/02/2010Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la sheegay in uu Khadka Telefoonka kula xidhiidhay Madaxweyne-xigeenka Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo xaalad Caafimaad u jooga Cusbatal ku yaala magaalada Paris ee dalka Faransiiska.
Sida lagu sheegay Warsaxaafadeed uu soo saaray Xoghayaha guud ee Xisbiga KULMIYE
Read More →
Waa Maxay Halista Ay Somaliland Ku Yeelan Karto Suldaan Bararka Jira
sheffeild iftinnews28/02/2010WaxayMijo XaabindoontaaWadaJirka,WaxaynaAbuur
iDoontaQabyaaladaKa
XoogBadanKanaXanuunBadanTaynu .Waxayna GodKuRidaysaaDawladnimadaAynuDhisanay.‘ Laa khayrlahaa Saldanadul Kasiir’‘Waxaan soo gaadhay iyadoo inta Somali u talisa ee Madex dhaqameedka ahiba aanay gaadhin labaataneeye. Maantana Somaliland oo qudha
Read More →
Maxaynu ku Xasusan karnaa Waxqabadkii Aadan Maxamed mire Waqaf iyo shakhsiyadiisa
Qadar(iftin news)27/02/2010ugu horayin waxaan salaan qaliya hawada usomarinayaa dhamaan saxafada xortaha ee somaliland gaarahaan iftinnews marka labaad waxaan salaamayaa shacabka somaliland meel kastay joogaanba wakhtigii uu ka mid ahaa xukumada oo uu xilal kala duwan ka soo qabtay hadaan is ku dayo in aan wax yar idiinka iftiimiyo wax qabadkiisii mr .aadan waqaf wuxuu xilkii ugu horeeyay kaqabtay...
Jamacadda Gollis oo Laantii Saddexaad Ka Furtay Magaaladda Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer
Burco(iftin news)27/02/2010Jamacadda gollis oo ah jaamacaddaha ugu faca wayn dhinaca waxbarashadda ee ka jira somaliland ayaa laanteedii saddexaad ka furatay magaaladda burco ee xarunta gobolka togdheer . xafladda furitaanka jamacadda gollis ayaa lagu qabtay hotel city plaza ee ku yaala magaaladda burco ee xarunta gobolka togdheer ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin ka socday jamacadda golis...
Afhayeenka Budhcad Badeedka Somaliyed Oo Sheegay In Lamanaha Britishka Ay Ku Bedelan Doonaan Kuwa Laga Haysto
Muqdisho(iftin news)27/02/2010Afhayeenka budhcad badeedka soomaaliyeed oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada muqdisho ayaa shaaca ka qaaday inaysan sii deyn doonin lamaanaha ingiriiska ah ee ay haystaan islamrkaana ku andacooday in laga haysto boqolaal ka tirsan budhcadooda .Khaliif Idiris Cismaan oo sheegay inuu yahay afhayeenka Budhcad badeedka oo la hadlayey
Read More →
21 gaari kuwa xamuulka ah lagana leeyahey Somaliland oo cabsi darted ugu xayiran Koofurta Gaalkacyo raashin ay geyeen ka dib WFP ledahey
Galkacayo(iftin news)27/02/2010wararka naga soo gaadhaya magaalada gaalkacayo ayaa sheega ya inay cabsi daraadeed ugu xaniban yihiin gadiidka ku xaniban koofurta magalada Gaalkacyo ay qabaan ayaa timid ka dib markii ay horey u dhaceen kooc burcad badeed ah ilaa 7 gaari oo la shegay in ay sidan oo kale raashinka WFP soo garsiiyeen gobolda dhe
Read More →
Weftigii Guddiga Doorashada oo Burco uga jarmaaday culaysyo lagu saaray xulista xubnaha
Burco (iftin news) 27/02/2010Weftiga ka socda Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo maalmahanba ku sugnaa magaalada Burco, ayaa shalay ku dhawaaqay magacyada xubnaha Komishanka ee Gobolka Togdheer iyo degmada Burco oo ka kooban sagaal xubnood.Guddiga Doorashooyinka oo imtixaan ka qaaday dad gaadhaya ilaa soddon qof, kuna tilmaamayay jagooyinka xubnaha Komishanka ee heer gobol iyo degmo, ayaa haddana...
Fashilaada Diiwaangalinta oo dib-u-dhac kale ku keenaysa Doorashada iyo Aragtiyaha laga bixiyay
Hargeysa (iftin news) 25/02/2010Idaacadda Laanta Af-soomaaliga ee VOA ayaa shalay laga sii daayay warbixin shaaca ka qaadaysa xogo qarsoon oo ka soo baxaya fashilaad ku timid Diiwaangalintii taasoo keenaysa in dibi-dhac kale ku yimaad Doorashada Madaxtooyada oo aan ilaa hada la garanayn goor ay dhici doonto.Warbixintan waxay xaqiijisay War hore ugu soo baxay Waaheen oo sheegayay in Diiwaangalintii...