Home » Archive for January, 2010

Masar oo faro cidi leh ku qaaday koobka qaaradda afrika

london(iftinnews)01/31/2010dalka masar oo ku guulaysatay koobka qaaradda afrika ee ka socday wadanka Angola kooxda xulka masar ayaa faro cidi leh ku qaaday koobka ka dib markii ay kooxda dalka Ghana kaga badisay 0-1  kooxda masar ayaa guratay  kaadhka  yellowga ee digniinta ah saddex ka mid ah ciyaartowda  xulka masar ayaa qaatay kaadhka yellowga halka kooxda Ghana kaadhka qaatay hal ciyaartow ... 

Dowladda Eriteriya oo ka codsatay midowga afrika inaan wax ku saabsab arrimaheeda lagaga hadlin shirka

burco(iftinnews)01/31/2010 Dowlada dalka Eriteriya ayaa qoraal ay soo saartay ku weydiisatay ururka Midowga Afrika in faraha laga qaado, isla markaana magaceeda iyo wax iyada ku saabsan aanan lagu soo qaadin shirarka ka dhaca xarunta ururkan ee magaalada Addis Ababa ee caasimadda Ethiopia Eriteriya ayaa codsigeeda waxey sabab uga dhigtay labo qodob oo kala ahaa: inay Itoobi  Read More →

Golaha Guurtidda oo Barito Ka Doodi Doona Iscasilaadda Guddoomiye Ku Xigeenka Iyo Wax La Filayo

Hargaysa(iftinnews)01/31/2010 Fadhigii Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta loo balamay in baritoola lagaga doodo Warqada is casilaada ah ee uu Gudoomiye Kuxigeenka Kowaad ee Golaha Guurtda Md Sh Axmed Sh. Furre. Gudoomiyaha Golaha Guurtida Md Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa u sheegay Xildhibaanda Golaha Guurtida in maalinta bari ah la iskugu imaado oo laga doodo Warqada is Casilaada Gudoomiye kuxigeenka.  Read More →

Axmed Siilaanyo oo Dalka KU Soo Laabatay si Heer Sare Ahna Loosoo Dhaweyay

Guddoomiyaha  xisbiga kulmiye ayaa soo gaadhay magaaladda madaxda somaliland ee hargaysaa guddoomiyaha ayaa soo dhawayn diiran oo aan hore loo arkin loosameeyay waxaanna magaaladda laga dareemayaa imaatinka guddoomiyahasoo dhawayntan la yaabka leh ee loo sameyay guddoomiyaha wayaa kusoo beegmaysa xili  ay hadalo aan loo meel dayini kasoo baxayeen dhicina xukuumaddamadaxweyne dahir rayaale kaahin guddoomiyaha... 

soo dhawaynta guddoomiyaha xisbiga kulmiye oo ka bilaabantay goboladda somaliland

burco(iftinnews)01/31/2010 Soo dhawaynta guddoomiyaha xisbiga kulmiye ayaa si wayn looga dareemayaa magaalooyinka burco hargaysa iyo berbera ilaa iyo madaxtooyadda ayaa taageerayaasha xisbiga kulmiye saf saf u taagan yihiin waxaanna la filayaa in goordhaw  guddoomiyaha xisbiga kulmiye ka soo dego magaaladda hargaysa  Read More →

Diyaarad Khaas Ah Oo Dawlada Maraykanku U Diyariyeen Md Axmed Silanyo Oo La Filayo Maalinta Axadda

Addis Abab (iftin news)30/01/2010 Guddomiyaha xisbiga Kulmiye Md Axmed Maxamed Silanyo ayaa soo gaadhay magaaladda Addis Ababa ee casimada dalka Ethiopia maalintii arbacadii, isagoo safar kaga soo noqday dalka Maraykanka. Guddomiye Silanyo ayaa intii uu  Read More →

GUDDOMIYAHA GARABKA DHALINYARADDA XISBIGA KULMIYE EE GOBOLKA TOGDHEER OO KA JAWAABAY EEDAYMO AHAA SIILAANYO WAA FEDERAL

Burco(iftinnews)01/30/2010Guddoomiyaha garabka dhalinyaradda xisbiga kulmiye ee gobolka togdheer  ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay xubno doora oo ka tirsan xukuumadda rayaale Guddoomiyaha garabka dhalinyaradda xisbiga kulmiye oo ku hadlaaya magaca dhalinyarad  Read More →

CHINA OO SHEEGTAY INUU MARAYKANKU FARA GALIN CAD KU HAYA ARRIMAHA CHINA

wash(iftinnews)China  ayaa ka digay khatarka ka dhalan karta gantaalaha ridada dheer iyo diyaaraddaha qumaatiga u kaca ee maraykanku ka iibinayo jasiiradda Taiwan wasiirka kuxigeenka  arrimaha debedda  mr yafei ee wadanka china ayaa ka sheegay televishanka nationalka  inuu maraykanku fara galin cad ku  hayo wadanka china   maalintii jimca ahayd ayaa maamulka madaxweyne obama sheegay inuu jasiiradda... 

Ciidamada Dowladda Yemen oo Xabsiga Dhigay Somali ka Baxsaysay Xeryo Qaxooyi

Sanca(iftinnews)01/30/2010Ciidamada Dowladda Yeman ayaa la sheegayaa inay gacanta ku dhigeen dad  Soomaaliyeed oo iyagu tahriibayaal ahaa, kuwaasi oo la sheegay inay ka soo baxsadeen xeryaha qaxootiga dalkaasi ku yaala.Sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka dalka Yeman ee loo yaqaan SABA oo soo xiganeysay Saraakiil ka tirsan ciidamada Dowladda Yeman waxay sheegayaan in dadka ay qabqabteen ay heystaan... 

EGYPT IYO GHANA OO ISUGU SOO BAXAY KULANKII UGU DAMBEYAY EE QAARADDA AFRIKA

Waxaa dhamaad soo gaaray koobkii maalmahan ka socday dalka Angola magaalooyinkiisa kala duwan oo ay ku tartamayeen dalalka qaaradda Afrika, oo loo yaqaan tartanka qaramada qaaradda AfrikaWaxaa kulanka ugu danbeeya isugu soo baxay labada dal ee kala ah Egypt iyo Ghana oo kala quusiyay Algeria iyo Nigeria kadib kulamadii semifinalka ahaa oo ay koohani ciyaareen . Kulankii hore ayey Ghana uga badiyeen...