Home » Archive for December, 2009

BURCO Dayax Madoobaad IYO Curasahada Sanadka Cusub.

      Burco magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer ayaa caawa saacadu markay ahayd 10:30 laga arkay dayax madoobaad. Ka dibna  markii ay arkeen dadaweynuhu  dayax madoobadka waxay u dareereen dhinaca  masaajidada halkaas oo lagu tukaday salaatul Kusuuf, ee dayax madoobaadka. dayaxmadoobaadkii ayaa caadi ku soo noqday saacadu markay ahayd 11:20.fiidnimo,Dayaxmadoobaadkan ayaa ku soo... 

Caafimaadka Bulshada Somaliland ,kulmiye siduu wax uga beddelayaa Dr.Cabdi Aw Daahir

Sheffeild(iftin news)31/12/09Waxaan hore aan idiinku soo bandhigay isbedellada guud  ee kulmiye la    imanaayo marka uu talada qabsado insha allah. Maanta waxaan si gaar ahoo kooban idiinku soo bandhigayaa insha allah isbedellada dhinacadaryeelka caafimaadka ee kulmiye la imanaayo.waxaanse ka horeysiinayaa in aan isbarbardhig kooban ku sameeyodaryeelka adeega caafimaadka waqtigii marxuum Cigal,... 

al-shabab oo sheegay inay yhiin mujaahidiinta geeska africa iclaamiyayna inay qabsanayaan somaliland iyo gobolo kale

Baydhabo(iftin.net)31/12/2009 urur diimeedka Al Shabaab ayaa sheegtay in ay qabsan doonto dhamaanba dalka Somalia oo ay ka jiraan maamulo kala gedisan oo kala taabacsan kooxo Siyaasadda isku diidan. Al-Shabaab waxay sigaara farta ugu fiiqday inay qabsan doonto dowladda somaliland   iyo Puntland Goor dhow…………………………Sarkaal katirsan Al Shabaab... 

RAADKII SANADKII TAGAY EE 2009 IYO ARAGTIDA XISBIGA KULMIYE EE SANADKA SOO SOCDA EE 2010

Hargisa(iftin news)31/12/09Xisbiga Mucaaradka ah ee KULMIYE, ayaa maanta ka hadlay dhacdooyinkii Siyaasadeed ee dalka iyo Xisbigaasba soo maray sanadkii tegay, isla markaana waxay faahfaahin ka bixiyeen waxyaabaha ay rejaynayaan sanadka cusub ee miilaadiga ee beri bilanaya. Hoggaanka sare ee Xisbigaas oo maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Xaruntooda dhexe ee  Read More →

Garabka Isbedel-doonka UDUB oo Shaaca ka Qaadaay in Burbur ku Iman Doono Somaliland Hadii Mar Labaad Rayaale ku soo Noqdo Tallada

Hargeysa (iftin news)- Garabka isbedel-doonka xisbiga tallada haya ee UDUB, ayaa shaaca ka qaaday in gaabis xooggani ku yimi habsami u socodka hawlaha dalka, waxayna ka digeen in burbur ku iman doono qaranimadda Somaliland hadii uu markale madaxweyne Rayaale ku soo noqda tallada dalka. Waxa Isbedel-doonka UDUB sidaa ku sheegeen warsaxaafadeed ay ugu  Read More →

QALAB CUSUB OO LA SOOGAR SIYEY DAWLADA HOOSE EE HARGAYSA

London(iftin.net)31/12/2009 Mayarka casumada hargaysa ing xuseen maxamud jiciir oo faahfaahin  kabixiyey qalabkan Aysogar sisay dawlada Denmark iyo weliba siday ku helaan qalabkan iskugu jira computeroaIyo wilaba qalbka curyaminta iyo qalabkalo farabadan qalabkan ayu sheegay mayarku inay Udalbaden  schoolada aykamid yihiin schoolka biyo dhacay oo ku yaala casumada hargaysa Iyo weliba schoolka sheikh... 

China oo Doonaya inuu Saldhig Malatari ka Samaysto Gacanka Cadmeed Maxay Tahay Sababtu

china(iftin.net)31/12/2009 saraalkii ka tirsan dalka china ayaa sheegay inay doonayaa inay saldhig  malateri ka samaystaan    gacanka cadmeed taasi oo ay dowladda chinuhu kaga hortagayso burcad badeedda somalida ah ee maraakibta ka khafaasha .Saldhigan ayaa China ay dooneysaa inay ka taageeraan maraakiibtooda dagaalka ee ka qeybgalaya hawlgalka lagula dagaallamayo burcad badeedda.  Read More →

Shir balaadhan oo xisbiga kulmiye ku qabtay galbeedka magaalada Bristol

Bristol(iftin news)30/12/09Shir balaadhan oo xisbiga kulmiye ku qabtay galbeedka magaalada Bristol maalintii axadii ay bisha disambar ahayid 27kii . 27/12/09 .Tageerayaal iyo dadweyne reer Somaliland oo aad iyo aad u tira badan ayaa ka so qayb kalay shirka. Shirkaasi oo xisbiga ugu so bandhigaayey tageerayaasha xisbiga iyo qurbajooga reer Somaliland ee ku nool Cariga   boqortooyad Ingriiska Isbadalka... 

HANBALYO IYO BOGAADIN KUSOCOTA URURKA ISKU XIDHKA DHALINTA REER SOMALILAND MEELKASTA AY JOOGAAN EE SAYNA

London(iftin news)30/12/2009 Hadaanu nahay dhalinyarada degan  dalka uk gar ahaaan mugalada LondonWaxanu hanbalyo uso jedinaynaa Ururka  SAYNA oo manta Gudi ku doortay Hargaysa iyo Burco Ururkaas oo ah Ururk wax ka tari doona Isku xidhka dhalinyarada dalka iyo dibeda fikir kiisana anu ad ugu canaqsanahay hadu nahay dhalinyarad  Read More →

XILDHIBAAN SICIID CILMI ROOBLE OO LAKULMAY JAALIYADA REER NORTH LONDON

North London(iftin news)29/12/09-kulankan oo ahaa mid lagu marti qaaday laguna maamuusayay xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo in mudo ahba booqasho ku joogay dalka ingiriiska, waxa soo qabanqaabiyay kana soo qayb galay hormoodka odayaasha dhalinyarada iyo taageerayaasha xisbiga Kulmiye laantiisa waqooyiga london iyo marti sharaf kale .Ugu horayn waxa kulanka ku furay hadalo soo dhawey  Read More →