Home » Archive for November, 2009

Jaaliyadaha Somaliland ee UK Oo Wada Diyaargarow Lagu Soo Dhaweynayo Mudane Siciid Cilmi Rooble‏

sheffeild(iftin news)01/12/09Waxaa in dhoweydba ka socday Magalooyinka waaweyn Uk diyaar garow loogu jiro qaabkii loo soo dhaweyn lahaa Guddoomiyaha guddida arrimaha gudaha G/Wakiilada Somaliland Mudane Siciid Cilmi Rooble. Qabanqaabada & soo dhaweynta ayaa waxaa ku howlan taageerayaasha xisbiga Kulmiye oo ay  Read More →

Madaxweynaha Somaliland oo soo saaray War-murtiyeed ku saabsan Maalinta Aids-ka Adduunka

Hargeysa (iftin news)30/11/09Madaxwaynaha JSL  Mudane Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu Maanta  Soo saaray War Murtiyeed ku saabsan Munaasabada Maalinta AIDSka Aduunka ee 1/12/2009 kuna began  bari oo Salaasa Madaxweynuhu isaga oo ka hadlaaya Cudurkaa afaada ee AIDS-ka, waxa uu yidhi,Sida lawada ogsoon  yahay  Read More →

ISMAACIIL BUUBAA OO KU DHALIILAY XUKUUMADA RIYAALE WAX QABAD LAAN.

Nairobi(iftin news)30/11/09Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyiinta dhalasho ahaan ka soo jeeda Jamhuuriyadda Somaliland, hase ahaatee aaminsan mawqifka midnimo Soomaaliweyn, ayaa mar kale ka hadlay mawqifkiisa la xidhiidha horumarka Somaliland. Waxaanu dhaliilay wax-qabadyada bulsho iyo horumarineed ee  Read More →

SPORT:RWANDA OO KA BADISAY SOMALIYA

Group-ka B oo kooxda Soomaalidu ay ka mid tahay kooxaha ku jira, ayaa waxay is heleen kooxda dalka Rwanda.  Rwanda, ayaa 1-0 kaga adkaatay kooxda Soomaaliya matalaysay.Ciyaartan oo ka dhacday garoonka Nyayo National Stadium ee magaalada Nairobi, ayaa kooxda Soomaalidu wuxuu goolka ka dhashay ciyaarta markii ay 4 daqiiqo socotay. Waxaa uu ahaa gool ay kooxda Soomaalidu iska dhalisay uuna dhaliyay ciyaartoyga... 

SHALAY IYO MAANTA: Mahadhooyinka Weedhaha Siyaasadeed Ee Wasiir Talaabo

Hargisa(iftin.net)29/11/09Qormadeedanan 15aad ee shalay iyo maanta oo todobaadle ah oo aanu ku daraasaynaynay weedhaha siyaasiyiinta Somaliland ay wakhtiyo kala duwan ka jeediyeen fagaarayaasha siyaasada iyo shir-saxaafadeedyada warbaahinta oo aanu ka  Read More →

Xildhibaan ka Tirsan Barlamanka sh.sharif oo lagu Xidhay Hargaysa

hargaysa(iftin.net)Xukuumada Somaliland ayaa habeen hore qabatay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Sheekh Shariif, oo ay hore uga masaafurisay magaalada Hargeysa, ka dib markii uu ku adkaystay inaanu ka tanaasulayn xubinimadiisa xilkaas. Ma jiro war rasmi ah laga soo saaray xadhiga ninkan, laakiin ilo xogogaala ayaa Wargeyska Geeska Afrika u xaqiijiyay in ninkaas la qabtay uu yahay Maxamed Maxamuud... 

Halkan waxaan ku soo Gudbindoona Raaxada Guurka Qaybteedii Sadexaad

Sheffeild(iftin news)29/11/09Waxaan halkan ku soo gudbindoon raaxada guurka oo taxane ah oo aad halkan kala socoteen waxaan filayaa inay dadbadan ka faaiidaysan doonaa kuna dhaqmidoonaa kama tama tagan xaga diinteena iyo dhaqan keena toona waxaa wax muhiima una baah ka faaiidaysi hadab cidii haysa mawdacan wax la xiriira ama jecel inay ku darsado fagrad nalaga soo xidhiidh emailka hoos ku qoran mawduucana... 

Komishanka Doorashooyinka ka warramay socdaal ay ka soo laabteen dadalka dabadaa

Hargeysa (iftin news)29/11/09 Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta sheegay inay heshiis cusub la saxeexdeen Shirkad laga leeyahay dalka Ingiriiska oo ay qandaraas ku siiyeen kala-shaandhaynta Isdiiwaangeliyayaasha Cod-bixiyayaasha Doorashada. Komishanka oo shalay socdaal qaatay muddo siddeed maalmood ah oo ay ugu maqnaayeen dalka Itoobiya ka soo laabtay, ayaa sheegay in ujeedada socdaalkoodu... 

Anagoo ku hadlayna magaca , dhammaan hawl wadeenada Hay’adda wadniga ah Somaliland Youth and Community Development Logo SYCD

Anagoo ku hadlayna magaca , dhammaan  hawl  wadeenada  Hay’adda wadniga ah Somaliland Youth and Community Development Logo SYCD ,ee ku kala sugan  Read More →

Hal Qof Ayaa Ku Dhintay Qaar kalane wayku dhawacmeen Gurina Way Ku Shuf Beeleen Dab Caawa Qabsaday Xaafada Isku Raranta Ee State House-

Hargeysa(iftin news29/11/09-Hadiya  Maxamed oo 3 jir ah ayaa ku dhimatay dab caawa qabsaday xaafadaha isku raranta ah ee State House oo ay degan yihiin dadka dan yarta ahi. Dabkan sababay geerida gabadhan yar ayaa la sheegay inuu ka dhashay shamaca la shito oo qabsaday guri ka mid ah xaafadaas, kaas oo markii dambe ku fiday guryo kale oo ka ag dhawaa guriga gubtay, waxaana halkaa ga  Read More →