Home » Archive for October, 2009
war saxaafadeed :xukuumadda oo ka jawaabtay hadalo ka soo yeedhay cidamadda AMISON IYO raiisal wasaaraha DFKM
Tix –raac maqaalka cadadkiisu yahay 4013 ee Wargeyska Jamhuuriya kuna soo baxay maalintii shalay Jimce 30/10/2009, kaaso faafiyay in Afhayenka Ciidamada ‘Amisom” ee jooga Muqdisho, uu ku dhawaaqay in ay fasax u haystaan in ay hawlgalo ay ka fuliyaan dhamaan dalkii l
Read More →
burcad badeed somali ah ee gacanta ku haya lamaanaha ingiriiska ah oo dalbatay madax furasho
burco(iftin.net)31/10/2009Kooxda Burcad Badeeda somali ah ee gacanta ku haya 2 lamaane ee Ingiriiska u dhashey oo dhawaan ay afduubeen, waxay dalbadeen $7Milyan oo madax furasho ah si ay u sii daayaan.
Nin ka mida Burcad oo Jimcihii BBC-da la hadley ayaa sidaa sheegay, waxa kale oo uu sheegay hadii aan dalabkooda laga jawaabin inay dhibaato gaarsiinayaan.
Lacagta ay doonayaan ayuu sheegay inay dhibaad...
Munaasabad xil wareejinta jamacadda burco oo jawi fiican ku dhamaatay iyo balanqaadkii dawladda hoose ee burco
burco(iftin.net) 30/10/09munaasibaddii xil wareejinta jaamacadda burco ee xarunta gobolka togdheer ayaa si wanaagsan u dhamaatay munaasibadda oo lagu qabtay hoolka shirarka jaamacadda burco ayaa hayd mid jawi fiican ku bilaabanntay kuna dhamaatay
Read More →
ciidan ka qaran somaliland oo gaadhay magaaladda buhoodle+sawiro
burco(iftin.net)30/10/09 ciidanka qaran somaliland ayaa gaadhay magaaladda buuhoodle gaadhista ciidanka qaran ka ayaa lagu sababeeyay inay halkaasi u tageen xoojinta amaanka magaaladda buuhoodle waxaa laga filaaya inay halkaa ku sugnaadaan ciidan qaranka somaliland oo ak sameeyaan xiro ciidan ma lageeyo guutooyin ciidan qaranak ka tirsan hadaba wixii war halkaa ka soo cusboonaada kalo soco...
burcad badeed somali ah oo afdubay markab laga leeyahay thailand
mugdisho(iftin.net)30/10/09Kooxo burcadbadeeda Somali ah oo wata doomo dheereeya ayaa ku qabsaday meel ku dhow xeebaha Jasiirradda Seychelles maanta oo Khamiis ah doon kaluumeysi oo lagala yeelay dalka Thailand.
Sarkaal u hadlay Maraakiibta NATO ee ku sugan xeebaha Somalia ayaa sheegay in doonidan laga soo afduubay meel ku dhow 650-Mayl ka baxsan xeebaha Somalia, ayna lasoo aadeen deegaan xeebeedyada...
munaasibad aad loo sugayay oo baaqatay iyo sababta baajisay
burco(iftin.net) munaasibad xil wareejin ah oo la filayay inay maanta oo ay taariikhu tahay 29/10/2009 ay ka dhacdo magaaladd burco ee xarunt gobolka togdheer ayaa baaqatay ka dib markii ay kooxo xisbiyaysane soo faragaliyeen xil wareejintaasi waxanna kooxahaasi hormuudk dayr xiniinya dheere iyo ina daahir munaasibadda oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayna ka soo qayb galeen guddiga...
dilalka qorshaysan ee saraakiisha xisbul islaam oo xadka ka baxaya
mugdisho(iftin.net) dilal qorshaysan oo dhawaan lala beegsanyay saraalkiisha sar sare ee ururka hubaysan ee xisbul islaam ayaa sii kordhayay tan iyo intii khilaaf soo kala dhexgalay kooxda hubaysan ee alshabab ee ay bahwadaagta ku yihiin sii wadida dagaaladda mugdisho iyo qaybaha kale ee koonfurta somaliya dilalkan qorshaysan ee lagu bar tilmaameedsanayo saraakiisha ururka xisbul islaam ayaanay ururka...
halkan ka daawo maalintii la qarxiyay somaliland oo ku beegan bari
riix halkan hoose si aad u daawoto
Qaraxii Hargeysa kadib
saleban sahal jama
Read More →
todobadda xubnood ee komishanka cusub oo si rasmi ah loo dhaariyay
hargaysa( iftin.net) xubnaha cusub ee komishanka doorashooyinka qaran ayaa maanta lagu dhaariyay xarunta madaxtooyadda ee magaaladda hargaysa madasha dhaartu ka dhacaysay ayaa waxaa soo xaadiray saddexda guddoomiye xisbi mudane: daahir rayaale kaahin .muj:axmed maxamed maxamuud siilaanyo,eng faysal cali waraabe oo dhaarta ka ka dib halkaasi hadalo koob kooban ka jeediyay guuddoomiyaha maxakamadda...
dagaalo horleh oo dib uga soo cusbonaaday magaaladda mugdisho
mugdisho(iftin.net)Dagaalo iyo Madaafiic xoogan islamarkaana isbar barsocda ayaa waxa ay ka soconayaan degmooyin katirsan gobolka Banaadir.Dagaaladan ayaa Saakay waaberigii mar kaliya ka bilwday qaybo kamid ah Wadada Makka Al Mukarrama ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ay fariisimo ku leeyihiin Ciidamada dowaladda KMG ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah ,waxaana la sheegay in dagaalku uu bilowday...