Home » Archive for September, 2009
Ururka xisbul Islaam oo ka jawaabay hadalkii ka soo yeeray afhayeenka maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al shabaab ee magaalada Kismaayo
muqsho(ifin.net)Madaxa warfaafinta ee ururka xisbul Islaam Sheekh Maxamed Macalin Cali oo goor dhoweyd shir jaraa’id ku qabtay magalada Muqdisho ayaa ka jawaabay hadalkii saaka ka soo yeeray afhayeenka maamulka Islaamiga ah ee magaalada Kismaayo ee ahaa iney dagaal la geli doonaan wax uu ugu yeeray kooxo magac beeleed wata oo sida uu sheegay ku soo duulay magaalada Kismaayo doonayaa iney xasilooni...
Afyahan miyaa misa waa Aftahan
Waxaan salaam qaali ah u dirayaa Shebekadda Iftin News iyo AkhristayaasheedaWaxa suurtagal ah in qofku yidhaahdo oo isweydiiyo Aftahan waa kelmed si khalad ah loo adeegsado oo halkii laga odhan lahaa Afyahan ayaa si khalad ah loo adeegsadey Aftahan waxana taa kuu caddaynaya kelmedaha kale ee la bahda ah sida Dagaal yahan,Orod yahan,Booddo yahan,Feedh yahan,Aqoonyahan…iyo kuwo la mid
Read More →
saddexda xisbi qaran oo maanta qalinka ku duugay heshiiskii lixda qodob
HARGAYSA (IFTIN.NET) saddexda xisbi qaran ayaa maanta qalinka ku duugay lixdii qolob ee beesha caalamku kasoo saareen khilaafka dalka ka aloosnaa muddooyinkii u dambeyay munaasibadda saxeexa ayaa ka dhacday xarunta madaxtooyadda waxaanna ka soo qayb galay wefti ka socday wadanka ingiriiska , ethiopia sidoo kalena waxaa madasha ka soo qayb galay labadda gole ee guurtidda iyo baarlamaanka munaasibadda...
WAR-SAXAAFADEED : WASAARADDA ARIMAHA DEBIDA SOMALILAND
Anagoo tix-raacaynaa wareysigii Wargeyska Geeska Afrika la yeeshay 29/09/2009 Cabdiraxmaan Xaaji Adan “Ibbi’ oo ah Rayisal Wasaare ku xigeenka isla markaana ah Wasiirka Kalumeysiga ee Somalia ayaanu waxaanu kaga jawaabeynaa sidatan:-Rayisal wasaare ku xigeenku si fiican ayuu uga hadlay xaaladda dhabta ah ee ka jirta Somaliland wuuna ku mahadsan yahay. Haseyeeshe markii la weydiiyay in la gaadhay...
waxaa malintii Axada hayd kuna beegnayd 27 setember la soo gabagabeeyay magaalada jonkoping ee dalka sweden koobkaas oo lagu maamuusayay laguna waynaynayey malinta ciidul fidriga
Sweden(iftin.net)waxaa malintii Axada hayd kuna beegnayd 27 setember la soo gabagabeeyay magaalada jonkoping ee dalka sweden koobkaas oo lagu maamuusayay laguna waynaynayey malinta
Read More →
bus ah nooca qaada rakaabka ayaa ku qalibmay agagaarka magaaladda hola oo ilaa 100 km u jirta malaadda gaarisa
gaarisa( iftin.net) bas ah nooca qaada rakaabka ayaa ku qalibmay agagaarka magaaladda hola oo ilaa 100 km u jirta malaadda gaarisa ee gobolka waqooyi bari baskan oo u sii jeeday magaaladda ugu wanaagsan dhinac ganacsiga ee kenya mambasa wayaa waxa ugu yaraan shilkaasi ku geeriyooday ilaa toddoba ruux halka ay wararka qaarna sheegayaan inay intaasi ka badan yihiin dhaawac ayaa tiro badan gaadhayana...
labadda guddoomiye mucaaradda oo ka jawaabay hadalkii jamac sweden
Komishanka Doorashooyinku beelo kumay iman oo qaabka loo soo xulayo xeer ayaa qeexaya …. faysal cali waraabe
Magac-xumadaa waxa inoo soo jiiday waxa ka mid ah Komishanka Doorashooyinka jilicdasan ee musuqmaasuqa ah, waxana hadda laga ilaalinayaa inay fadhataystaan alaabtii Komishanka iyo qalabkii ay ku shaqaynayeen sida kombiyuutarradii laabtobyada (Laptob) ahaa…..faysal cali waraabe...
Maxaa Sababay dhibaatada haysata Dhallinyarada Somaliland?.
Hargeisa (iftin.net)-Dhibaatooyinka haysata Dhalinyarada Somaliland oo aad utiro badan waxaanu ku soo koobi doonaa dhawr qodob oo gudhig u ah Daraasadayadan aanu ku soo Bandhigayno Shabakada Gabiley News, kuwaasi oo kala ah Qodobadan hoos ku qoran:-
1. Dhaqan-xumo
2. shaqo la’aan
3. Caafimaad xumo
4. Rajo la,aan
Read More →
ururka al-shabaab oo maanta u noqday xukuno hore ay ugu waayeen quluubta koonfurta somaliya
mugdisho (iftin.net) Ururka la magac baxay xarakatu shabaabul mujaahidiin oo maanta markale xukuno kala duwan ku fuliyay 3 ruux laba ka mid ah raga ayaa waxaa lagu xukumay dil toogasho ah halka ka kalena lagu xukumay 29 karbaash mana aha markii ugu horaysay ee xukun noocan oo kale ahi ay ururkaasi dad ku fuliyaan labadda nine e la toogtay ayaa waxa lagu eedeyay basaasiin ka dambeyay dilkii saalax...
xildhibaanadda golaha wakiiladda oo fasax galay joojiyayna mooshino horyaalay
hargaysa (iftin.net) Golaha wakiiladda Somaliland ayaa joojiyay laba mooshin oo dhawaanba horyaalay golaha ayaa maanta la joojiyay waxaanna xildhibaanadu u codeyeen laba bilood oo fasax ah golaha wakiiladda oo uu shirgudoominayay guddoomiyaha golahaasi ayaa mudanayaasha golaha wakiiladda ka hor akhriyay qoraal uu kagag dalbanayo joojinta labadda mooshin qoraalkaasna wuxuu u qornaa sedan “ “Markaan...