Home » Archive for August, 2009

Askari ka tirsan ilaaladda xabsiga Guantánamo oo muslimay iyo jawaabta dawladda britian

Dawlada ingiriiska ayaa u diidey Mr. Terry Holdbrooks oo ka mid ahaan jiray askartii Ilaalin jirtay Xabsiga Guantanamo kadibna halkaas ku Muslimay in uu wadankeeda Soo galo!!!!‏ London(iftin.net)-Dawlada ingiriiska ayaa u diidey nin kamid ahaanjiray ilaalada xabsiga Guantánamo inuu, soo galo wadanka Uk, kadib markii ay ku xanibeen gegida dayuuraduhu ka haadaan ee Heathrow. Askarigan oo magaciisa... 

Japanese Prime Minister Taro Aso announced his resignation as head of the party that has governed Japan for decades following the its apparent landslide defeat in elections Sunday.

japan ( iftin.net) japan’s voters, fed up with the party that has governed the country for decades, gave the opposition an enormous landslide victory in parliamentary elections Sunday, exit polls suggest. Official results have not yet been announced, but the exit polls indicate the Democratic Party of Japan (DJP) may have won a 3-to-1 victory over the Liberal Democratic Party (LDP.)  Read More →

Dalabkii Hoggaanka, diidmadii lixda Mudane iyo geeraarkii ka dambeeyay.

   burco (iftin.net) Xukuumadda oo Ciidankii ugu xoogganaa u adeegsatay Wakiillada. “Waxa yaab iyo amakaag nagu noqotay in Taliyaha Ciidanka Boolisku nagu wargeliyay in Ciidanka Boolisku amar naga sareeya ku haystaan inaan…”   “Waxaan shacbiga reer Somaliland u sheegaynaa in Golihii ay soo doorteen uu Ciidan qabsaday” Shirguddoonka        Hargeysa (Ogaal)- Hawl-maalmeedkii shalay... 

wariyayaashii laga xidhay golaha wakiiladda oo lasiidaayay 10kii habeenimo

burco (iftin.net)wariyeIbraahim Abdirahman Qaasim, iyo c/laahi xasan maxamed (BUDUL) ayaa lasii dayay iyada oo aan wax ay ku xidhanyihiin iyo sababta sii dayntooda midna loo sheegin wariyayaashan oo ka hawlgalay warya tv iyo wagayska haatuf iyo shebekadda wararka ee saraarnews.com labadan wariye ayaa laga xidhan xarunta golaha wakiilladda oo shalay ay xukuumadda shaashaysay fadhigii golahase ee loo... 

war deg deg ah:fadhigii golaha wakiiladda oo baaqday

burco( iftin.net) fadhigii maanta ee golaha wakiiladda oo baaqday ka dib ciimado la soo dhoobay duleedka xarunta barlamaanka iyo lixdii mudane ee anshax marinta oo hubaysan oo golaha xoog ku galay  shir gudoonka galaha wakiilladda oo arrintaa ka hadlayaa wuxuu sheegay inuu baaqday fadhigii maanta wuxuu ku sababeeyay amar qaadasho la,aan xubnihii anshax marinta iyo booliska oo lasoo dhoobay oo iyaga... 

VIDEO: MUDAHARAADKII XISBIYADA MUCAARIDKA EE KA DHACAY BURCO

Taageerayaasha Xisbiyada Kulmiye iyo UCID oo isugu soo baxay Fagaaraha Khayriyadda  ee magaalada Burco  Read More →

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Socdaal Aan Tafaasiil Laga Bixin Ku Tagay Jabuuti.

Hargeysa(Iftinnews)-Wasiirka Wasaarada Arrimaha dibada Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale, ayaa la sheegay inuu maanta socdaal shaqo ugu kicitimay dalka Somaliland la jaarka ah ee Jabuuti, sida lagu sheegay qoraal kooban oo maanta ay soo saartay Wasaarada Arrimaha dibadu.  Read More →

Xildhibaano Kadigay Tallaabada Ka Dhalan-karta Anshax-Marin Shirgudoonka wAkiiladu Ku Soo-Rogay.

Hargeysa(Iftinnews)-Siddeed Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, oo lix ka mid ah la sheegay in shirgudoonku soo saaray tallaabo lagu anshax marinayo oo muddo sadex cisho ah lagaga mamnuucay fadhiyada Golahaasi, ka dib markii lagu eedeeyay inay qeyb ka ahaayeen buuq iyo rabshado hadheeyay fadhi Aqalkaasi yeeshay 24-kii bishan, ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen Magaalada Hargeysa... 

Magacyadda xubnihii qaska golaha wakiiladda iyo waraysigii xildhibaan nacnac

burco(iftin.net) isniintii la soo dhaafay ayaa golaha wakiiiladda hadheeyay buuq iyo sawaxan xoog badan oo ay weheliyaan gacan ka hadal iyo agabkii golahaasi oo waxyeelo la gaadhsiiyay xubnahan qaska sameeyay ayaa tirdoodu gaadhaysay ilaa 10 xildhibaan  Read More →