Home » Suugaan

BOQOL-MAGACLEY (MAANSO)

boqol magaclay waa maanso uu curiyay c/raxmaan maxamed cali (ubaxle) waxaana ku dhaliyay inanyar oo  oo dhlatay oo qof waliba jeclaystay inuu  Read More →

MUR-TIDA CUSUB IYO MIDHA’HA TODOBAADKA C/RAXMAAN MAXAMED CALI (UBAXLE)

MUR-TIDA CUSUB IYO MIDHA’HA TODOBAADKA  C/RAXMAAN MAXAMED CALI (UBAXLE) SADEX KU BAKHAYL  HANA BIXIN HADAAD BIXISANA MEEL FIICAN KU BIXI 1.       Naftaada ha bixin hadaad bixisana meel fiican ku bixi 2.       Niyadaadana ha bixin hadaad bixisana meel fiican ku bixi 3.       Nuqulkaaga habixin hadaad bixisana meel fiican ku bixi Naftaada habixin hadaad bixisana meel fiican... 

Maddiidada Suugaanta Iyo Sixirka Af-ka C/raxman Mohamed Ali (ubaxle)

TAARIIKH NOLOLEEKIICABDI RAXMAAN MAXAMED CALI (UBAXLE) TAXANAHANA  WAXAYNU KUSOO QAADANAYNAATAARIIKH NOLOLEEDKA  ABWAANKA AANSOO QADIMO MAANSADIISA TABABARAHA NOOLAHA TABABARAHA  NOOLAHA Tabababaraha nooluhuTaariikhda weeyaanTaxanha aduunkunkunaTaa waxaabu dheeryahayTalantaal haduu yahayTaariikhdu waa kowWaatududcda maansadaTasha oo makulakula tahayWaxaa taaha ugu wacan Tiirsimaadka weeyaan Taqwada... 

Nimankaa Qurbaha Yuururee Qaylada U taagan)‏By:Saleh AW Muusa Xasan

Asalaamu Calaykum  Anigoo ah Saalix Aw Muuse Xasan, waxaan ugu horeyn salaamayaa Shacbaka waxaan kaloo salaamayaa Saxaafada Madaxa banaan oo suurtogalisay inaan wax badan halkan isku waydaarsano  Read More →

Naadiga akhriska Timacadde oo Soo Bandhigay Buuga Guri waa haween ee uu Qoray Maxamed Baashe.

Gabiley (iftin news)-Naadiga Akhriska Timacadde ayaa Xalay soo bandhigay Buugoodii lixaad oo ahaa Buugii “Guri waa haween” oo uu Qoray Qoraaga reer somaliland ee Maxamed Baashe X.Xasan, kaasi oo Lagu Soo Bandhigay Hotel Askar ee Magaalada Gabiley. Bandhiga Buugaasi oo ay ka soo Qayb galeen, Ururada Haweenka ee Gobolka Gabiley, Wasiiru Dawlihii hore ee Hawlaha Guud iyo Guryaynta, Abwaano Da,yar... 

MASUULIYIINTA ISBAARADA U DHIGTAY XAFIISYADAY FADHIYEEN GAWAADHIDIINA FADHATAYSTAY! By: Siciid Cabdi Dheen

Waa wax lala yaabo lagana  xishoodo inuu aadmigu ku kacoFadhataysiga hantida maguuraanka ah. Maaha mid  indhaha laga qarsan karo FALALKA maanta ka socda s/landDadka ku andcoonaya ama dood ka  Read More →

Dhalin yarta Waxaa Baryahaaba Ku soo Badanaayey Abwaanada Maxaad Ka Taqaan Abwaanka Da,da Yare C/raxmaan Maxamed Cali ( Ubaxle)

Burao(Iftin news)23-07-2010 C/raxmaan Maxamed Cali (Ubaxle) waxa uu ku dhashay deegaanka Sibidhlay oo ka tirsan hawka gobolka togdheer sanadkii 1990.  Hooyadii waa Canab Cismaan X. maxamuud (Beeli eeday) Mal caamad quraankii waxa uu ku qaatay magaalada burco. Waxbarshadii dugsiga Hoose Dhexe waxa uu ku qaataay Iskuulka Shiikh Yuusuf Al-kaynuun, tiisi dugsiga sarena waxa uu ku qaatay dugsiga Shiikh... 

HA ILAAWIN GEERIDA WAR HOY AAKHIRA XASUUSO OO U SII SHAQAYSO HAWL WAYN AYAA KAA HORAYSEE

Burco(iftin news)15/07/2010Aduunyadu ma naga oo wakhtigu ways eryanayaa eayaamuhuna soo noqod  ma laha kuma agjoogaaneaminkaa tagtaa waa siday kuu ahayd waaye  Read More →

Ku guulayso 9000 oo Xasano 4 Daqiiqo Gudahood waa hadaad samayso Wax Yaaba Han Soo Socada

Hordhac. Bismillaahi Raxmaani Raxiim Mahad oo Dhan ALLAAH ayay u sugnaatay Nabad Galyo Iyo Naxariisna Nabi Moxamed Korkiisay Ahaatay.Walaalahayga Qaaliga ahaw Ha la yaabin Cinwaanka  hana Yaraysanina Qiimaha  Read More →

waxaa halkan maxaa diro ka soo jeedin dooona walaal kee musatafe xaaji ismacil

Muxaadaro Dhagayso ama Fiirso: Waxaan idiin Bilaabaynaa Muxaadiro dhagaysi ah oo uu inoo soo jeedinayo Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun, wuxuuna ka hadli doonaa Ahmiyada Salaada ay noo leedahay hadaba ka faa’ideeysi wanaagsan Allaha naga dhigo kuwii s  Read More →