Home » Hambalyo

Hambalyo aroos: Boqor jaamac xuseen yalaxle & Boqorada caahsa axmed jamac oo arooskodu kadhacay magaalada Burco

Dhamaan Asxaabtani Waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Boqor jaamac xuseen yalaxle & Boqorada caasha axmad jaamac (casha bacardhe) oo arooskodu kadhacay magaalada Burco taariikhdu markay ahyid 1/9/2010 waxayna leeyihin noqda kuwii isku wara ubad khayr qabana kal hela  Read More →

Hanbalyo meher Farxad leh khadar sicid ducaale iyo hodan cabdiraxman cabdilahi salax

dhaman dadkan oo kala dunida dacaladeeda waxay hanbalyo iyo bagadin hawada umarinayan khadar sicid ducaale iyo hodan cabdiraxman cabdilahi salaxoo meher kodu kadhacay magalada  Read More →

HAMBALYO Masuulka Cusub ee Diaspora Agency Saleebaan Maxamed Faarax ‏,By: Adan caydiid cabdi

Sheffield(iftin news)28/08/2010Waxaan halkan ka hambalyaynayaa Masuulka cusub ee madaxwayne siilaanyo u Magacaabay  Diaspora Agency Saleebaan Maxamed Faarax oo aan ugu ducaynayo in Ilaahay u  Read More →

Hambalyo Meher Wacan: Mustafe Yuusuf Xuseen iyo Laki Xuseen C/laahi

oo Meherkoodu ka dhacay Hotel Ambassador 21-08-2010 Hargaysa Somaliland …. Hambalyo Meher Hooyo Faadumo Maxamed Biixi Eedo Nimco Xuseen Waadhi, iyo dhamaan caruurteeda Abtiyo Siciid Maxamed Iyo dhamaan ilma Maxamed Biixi Iyo dhamaan ilma Yuusuf Xuseen oo kala ah Maxamed Yuusuf Xuseen Khaddar Yuusuf Xuseen Mubaarik Yuusuf Xuseen Hassan Yuusuf Xuseen Ridwaan Yousuf Hussein Caaqil Mahamed Hirsi Adeero... 

Hanbalyo AROOS WACAN!Cabdirizaq Jaamac Yusuf iyo Raxma Maxamed Cali

Hambalyo hambalyo qaali ah ayaa hawada Norway ka soo duulisa oo ka socota caruuska walaalihiis iyo abtigiis oo ku socata  Caruuska iyo Caruusada, Boqorka iyo Boqorada, Xidiga iyo Xidigta Mudanaha iyo Marwadiisa Waa;                                                                           Cabdirizaq Jaamac Yusuf                                                                                                                                                                                                      ... 

Hambalyo Aroos Wacan

Hambalyo hambalyo qaali ah ayaa hawada Norway ka soo duulisa oo ka socota caruuska walaalihiis iyo abtigiis oo ku socata  Caruuska iyo Caruusada, Boqorka iyo Boqorada, Xidiga iyo Xidigta Mudanaha iyo Marwadiisa Waa;  Read More →

hambaylo aroos gala iyo sokeeyeba guurkiinna lagu farax

khadar cabdi sidde (khadar shaani) cabdi raxmaan cismaan cabdi(bancade) ahmed sh.ali warsame aamina jaamac ali nafisa maxamed ibraahin cabdi casiis maxamed muuse salmaan yoonis kaariye sakariya maxamed hurre jaamac cabdi colaad cilmi ibraahim xasan yaasiin joken ilka case cabdi fataax cabdilahi ahmed samsam cali dirir shaadiya maxamed rooble ikraan jaamac qarxiye mustafe maxamuud ismacil hinda cali... 

hambaylo gacal iyo sokeeyeba iyo guri walaalo ah

                Saafi Muxumud Afdhale iyo Caruurteda Cudbi Muxumud Afdhale iyo Caruur teeda Deeqa Muxumud Afdhale Cimaan Muxumud Afdhale Xuseen Muxumud Afdhale  Axmed muxumud Afhale Kaltuun Jamac cali Asma Jamac Cali Fariya Jamac Cali Hibo Jamac Cali Hodan Jamac Cali Najax Jamac Cali C/qani Jamac Cali C/laahi Jamac Cali C/kariin Jamac Cali Maxamed Jamac Cali Muuna Jamac Cali Farxiya... 

Hanbalyo Ku Socota boqorka iyo boqorada shaafici cabdilaahi jaamac iyo nimco axmed yuusuf

waxa aan halkan hambalyo uga diraynaa boqorka iyo boqorada shaafici cabdilaahi jaamac iyo nimco axmed yuusuf oo meherkoodu ka dhacay hotel hadhwanaag harhgaisa somaliland .waxa halkan hambalyo uga diraya anagoo kala ah dadkan  Read More →

HAMBALYO MEHER KHADAR CALI CILMI IYO SAMSAM DARORO CALI

Dhamaan Asxaabta hoos ku xusan oo kala jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisaba waxay hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan Meherka  Read More →