Home » Tacsi
Tacsi Tiiraanyo Leh oo ku Socota Eheladdii Marxum Axmed Nuur Jaamac
Anigoo ku hadlaaya magaca reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte waxaan tacsi u dirayaa xaaska, ubadka, tafiirta Ilmo Nuur Jaamac, gacalka, qaraabada, xigaalka, xigto iyo asxaabta uu marxuum Axmed Nuur Jaamac ka tegay meel kasta oo ay joogaanba . Sidoo kale waxaan tacsi u dirayaa dhammaan inta taqaanay adeero Axmed oo shalay khamiistii lagu aasay Hargeysa. Alle ha u naxariistee Marxuum...
TACSI GEERI NEXDIN LEH….FROM SNM…WASHINGTON DC
MUJAAHIDIINTAAS IYO QAAR KALE OO BADAN OO DHAMAANTOON KU NOOL MAGALADA WASHINGTON DC IYO NAWAAXIGEEDU…..WAXAY HALKAN TACSI TIIRAANYO LEH UGA DIRAYAAN
Read More →
Tacsi Tiiraanyo leh Mujaahid Cabdilaahi Askar
Anigoo ku hadlaaya magaca reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuumku ka tegay meel kasta oo ay joogaanba . Sidoo kale waxaan tacsi u dirayaa
Read More →
Fanaanka Maxamed Maxamuud Cilmi (Jermany) ayaa maanta ku geeriyooday Cusbitaalka Magaalada Hargeysa
Hargeysa(iftin news)- Alle ha u naxariistee Fanaanka Da’da yaraa ee Maxamed Maxamuud Cilmi (Jermany) ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.
Read More →
Tacsi Tiiraanyo leh Oo Ay Dirayaan Dadkan Hoos Ku Xusani
Burao(Iftin News) 1. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo)
2. Gudomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamud Aadan (Saleebaan Muumin)
Xildhibaan Caydiid cabdi maxamed (xaydh)
Xildhibaan Sahal iidle dirid
Xildhibaan Cabdi raxmaan cismaan (shaadh)
Xildhibaan Aadan shire (sanweyne)
Xildhibaan Cawil jaamac maxamud
Xildhibaan ...
Ogaysiis. fanaanka Da,da yaree Maxamud Amoore oo ka Tumaya Qaahira
cairo iftinnews fanaanka da,dayar ee codka macaan maxamuud amoore ayaa ayaa ballan ku qaaday inuu habeenka eida ka tumi doono magaalada qaahira ee xarunta wadanka masar
fanaanka ayaa waxaa soo dhaweyn doona dhamaan dadka somaliyeed ee ku dhaqan wadanka masar gaar,aan magaalada qaahira.
maxamuud amoore ayaa lafilayaa inuu dhawaan ka soo kicitimo carriga ingiriiska
dadka somaliyeed ee ku dhaqan...
Maamulka Shabakada iftin news Waxay Tacsi u Dirayaan Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timi Marxuum Siciid Aadan Ducaale Oo Ku Xijaabtay Magaalada London 23.07.10.
Annaga oo kala ah maamulka iyo shaqaaalaha shabakada caalamigaa ee iftin news, waxaanu tacsi u direynaa dhamaan ilma Siciid Aadan, gaar ahaan geerida naxdinta leh ee ku timi Aabahood Marxuum Siciid Aadan Ducaale oo ku geeriyooday magaalada London 23.07.10.
Waxaanu leenahay Qoyska, Ehelada iyo Asxaabta uu ka baxay marxuumku samir iyo iimaan, marxuumkana waxaanu ilaahay uga baryeynaa in uu naxariistii...
Waxaanu tacsi udiraynaa eheliyadii asxaabtii qoyskii qarabadii iyo qarankii uu ka Mr. C/laahi Yuusuf Aw Siciid
Qadar(iftin news)23/07/2010Jaaliyadda Soomaaliland ee wadan ka Jarmal-ka Mr. C/laahi Yuusuf Aw Siciid oo ku geeriyooday wadan jarmalka taariikhdu markay ahayid
Read More →
Ardayda Reer Somaliland Ee Dalka Uganda Waxay Tacsi U Dirayaan Eheladii Iyo Qoyskii Uu Ka Geeriyooday marxuum Axmed Faarax Warsame
Ugand(iftin news)21/07/2010Ardayda Reer Somaliland Ee Dalka Uganda Waxay Tacsi U Dirayaan Eheladii Iyo Qoyskii Uu Ka Geeriyooday marxuum Axmed Faarax WarsameArdayda reer Somaliland ee dalka Uganda
Read More →
Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ay Dirayaan Dadkan Hoos ku Xussan
Maxmed Cilmi Xassan(Maxamed-shiine)
Maxamuud Xassan Jaamac(Huruuse)
Maxamed Xassan Jaamac(Xaaji-Maxamed)
Bashiir Maxamuud Xassan
Shaafici Maxamuud Xassan
Shaafici Cilmi Xassan
farax Maxamuud Xassan
Sabaad Cilmi Xassan
Koos Maxamed Xaaji Cali
Faysa Maxamed Xaaji Cali
Farax Haaruun Faarax Carte
Asiya Haaruun Faarax Carte
Xamda C/laahi Ismaaciil
C/shakuur C/ismaaciil
Sakariye C/laahi ismaciil...