Home » Ciyaaraha

Tartanka is reebreebka qaaradda yurub o bilaabmey sidee loo kala badiyey

MANCHESTER(iftinnews) 04/09/2010 waxaa  shalay  oo jimce  ah 3 da  bisha  9 aad 2010 ka dhacey  qaaradda  yurub ciyaarhii ugu horeeyey  ee is reebka  koobka   qaaradda  yurub ee  loo  yaqaan euro cup kaas  oo ah mid aad u xiiso badan ayna  ka  qayb  galaan wadamo  Read More →

kooxda AC MILAN oo heshay robinho iyo zlatan ibrahimvic

waxa xidhmay kala iibsigii ciyaartoyda kooxaha yurub , yadoo weli ay jiraan ciyaartoy badan oo u hanqal taagayay inay ku biiraan kooxo cusub hadana waxaa aan halkan ku yar eegaynaa kooxda talyaaniga ah AC MILAN oo mar labaad heshay ama iibsatay ciyaaryahanka eer brasil ee robinho oo ay kala soo wareegeen kooxd  MAN CITY yadoo uu ka hadhay wakhti yar xidhankii wakhtiga wax kala iibsiga , hadaba kooxda ... 

iibskii suuqyada ciyaartoyda oo xidhmay iyo kooxda milan oo heshay robinho iyo zlatan ibrahimvic

waxa xidhmay kala iibsigii ciyaartoyda kooxaha yurub , yadoo weli ay jiraan ciyaartoy badan oo u hanqal taagayay inay ku biiraan kooxo cusub hadana waxaa aan halkan ku yar eegaynaa kooxda talyaaniga ah AC MILAN oo mar labaad heshay ama iibsatay ciyaaryahanka eer brasil ee robinho oo ay kala soo wareegeen kooxd  MAN CITY yadoo uu ka hadhay wakhti yar xidhankii wakhtiga wax kala iibsiga , hadaba kooxda ... 

zlatan ibrahimovic oo ku biiray kooxda AC milan

weeraryahanka kooxda barcelona uga ciyaara afka hore e zlatan ibrahimovic ayaa u digo rogtay xagaas iyo kooxda talyaaniga ah ee AC milan ka dib wada xaajood dheer oo socday muddo, ciyaaryahankan ayaa u safan jiray kooxda barcelona xili ciyaareedkii u danbeeyay isagoo sheegay inaanu wax xidhiidh ah la lahayn tababaraha kooxda barcelona ee pep guardiola oo uu ku eedeeyay inaany la hadlin lixidii bilood... 

CIYAARTII DHEXE MARTAY XULALKA DADLALKA USA IYO SLOVENIA OO KU DHAMAATAY BAREEJO 2 IYO 2 GOOL

Ciyaar aad u xiisa badneyed ayaa goor dhaway kusoo dhamaatay Garoonka Ellis Park Stadium, Johannesburg kadib markii ay fooda isaren Labada Xul Ee Slovenia iyo United States.Kulankaani ayaa ku dhamaaday bareejo 2-2, inkastoo Xulka Slovenia ay  Read More →

KOOXDA QARANKA GREECE OO KU Greece 2 – 1 Nigeria CARAABISAY KOOXDA QARANKA NIGERIA

Sheffield(iftin news)17/06/2010Xulka kubadda Cagta Greece ayaa maanta ka adkaaday Qaranka dalka Nigeria ka dib markii ay 2 -1 kaga badiyeen ciyaar ka tirsanayd kulankii labaad ee garuub B-da waxayna sidaasi isu diyaarin doontaa kulanka sedexaad ee K. Kuuriya ay la yeelan  Read More →

CIYAARTOW REER ARGENTINA EE G. Higuain oo indha ka turay Korea iyo ciyaarta oo ku dhamaatay 4-1

south africa(iftinnews)17/06/2010Ciyaar xamaasad badan oo dhexmartay kooxda Argentina iyo Korea puplic ayaa  goolal raaxadda lagag bedel kooxda Korea puplic oo isla markii ay ciyaartu socotay 16 daqiiqo inay Korea puplic shabaqeedda la ruxay waxaanna goolkaasi dhaliyay ciyaartowga re  Read More →

CIYAARIHII MAANTA DHACAY EE DHEXMARAY KOOXAHA CAMERON IYO JAPAN

Kooxda Qaranka Japan ayaa ku garaacday Kooxda Qarnka Cameroon ,Honda ayaa goolka u dhaliyey Japan,kubad gees laga soo qaadey kadibna soo dhaaftey difaaca Kamaruun.Et’o wuxuu muujiyey dadaal iyo ciyaar wanaagii lagu yaqiin lakiin waxaa la odhan karaa in Kamaruun lagaga awood badnaa dhinaca dhexda halka Japan weerarkoodu daciif  Read More →

markab laga leeyahay shiinaha oo u gacan galay burcad badeed somali ah

mugdisho(iftin.net) 20/10/009Koox Burcad badeed Soomaali ah ayaa ka afduubtay Xeebaha Soomaaliya gaar ahaan Badweynta Hindiya Markab xamuul oo laga leeyahay wadanka Shiinaha. Ciidamda Badda ee Midowga Yurub ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in Markab Xamuul lagu afduubtay Badweynta Hindiya maalintii shalay oo Isniin aheyd waxaana lagu magacaabaa Markabkaasi Deh Chin Hai waxaana saaran 25-shaqaale oo u... 

DFKM oo soo bandhigtay maydadka laba nin oo mid ajanbi yahay (daawo video)

mugdisho(iftin.net) DFKM ayaa soo bandhigtay laba mayd oo mid ka mid ah yahay ajaanib  Halkaan ka daawo inkasoo ay jirin warar hore dowladda uga soo baxay soo sheegayay inay dilaan ajaanib ayaa haddana noqda somali iminkana waxay soo bandhigeen qaar kale ee bal aan eegno waxay noqdaan iyana  ee bal daawasho wacan dawlada ku meelgaadhkaa ayaa mar walba soo bandhigta dad ay dhahaan waa ajaanib   lakiin...