Home » Maqaallo

Sheeko Gaaban: Macalimiinta Iskuulka Qoyane waa laga gardaran yahay.

Waa Sheeko Gaaban oo xiiso badan, kuna saabsan Macalimiinta Iskuulka Qoyane oo mar walba laga gardaran yahay, “Iskuulka Qoyane waa tusaaleyn”. Waxaa magaaladeena ku yaala 1 Iskuul, waxaa lagu magacaabaa Iskuulka Qoyane, qof walba oo magaalada ku nool wuu soo dhigtay Iskuulka, hada waxaa dhigta dhalinta magaalada, Macalimiinta wax ka dhigana waa ay cusub yihiin oo kuwii hore maaha. Macalimiinta... 

BULSHO HAB ORAAHEED WAX ISUGU GUDBISA(ORAL SOCIETY)

Marka koobaad Waxaan Salaan Hawada usoo Marinayaa Umada Islaamka Meelkastoo Ay joogaanba Waxaanan Leeyahay Rabadaan kariim Waxaan kaloo Hanbalyaynayaa Hawlwadeenada shabakada hadhwanaagnews   Intaas ka dib waxaan jeclahay in  Read More →

Shiikh Umal ma shalay buu qaldamay mise maanta? Qalinkii: Mahad Mohamed Salad

Marka hore waxaan ku bilaabayaa magaca eebe ee naxariista mid guud iyo mid gaar ahaaneed ba. Marka  xigta hadaan  gudo galo ujeedada igu dhalisay inaan qoro maqaal kaan ma ahan  mid aan ugu tala galay inaan wadaado gaar ah wax uga sheego amase wax ugu dhimo, laakiinse marka wadaadada qaarkood qaldamaan oo diinta la siyaasadeeyo, la iskuna dhax daro danaha gaar ka ah iyo  Read More →

Madaxwaynaha Somaliland (Ahmed Siilaanyo) Maamulka Magaalada Berbara Mayarad Buu u bixiyey

Marka hore waxan halkan ka salaamaya dhamaan dadwaynaha reer somaliland meel kasta ay joogaan salaan ka dib waxaan rabaa halkan inaan ku iftiimiyo khibrad la.aanta maamulka somaliland  ee ku saabsan Sida ay u qayb sheen maamulka degmada barbara iyo Gobolka Saaxil  sidaan lawada soco Gobolka saaxil  Read More →

DAWLADA CUSUB MAHAY KA OGTAHAY WADADA TAGTA SANAAG

waxaa layaab leh in Gobol dhan oo ka mida Gobolada waaweyn ee dalka Somaliland uu ka go an yahay dalka intiisa kale , oo aan loo socdaali karin ,waxaa kaloo  layaab leh in in Madaxweyna Cusub uu Gudi u saartay waxqabadka boqolka cisho ee u Horeeya  Read More →

wasiirka duulista hawadu reer burco inuu wax u qabto mooyaane waxba ka dhicin maayo By: M. A. Muse

marka hore waxaan salaamayaa dhamaan umada reer soomaaliland oo aan leeyahay ramadaan kariim marka xiga waxaan doonayaa inaan wax yar ka idhaahdo arin beryahan ba ay websaydyadu qorayeen  oo ka hadlaysey gaadhigii dabdamiska burco ee wasiirka duulista hawada  Read More →

Ducooyinka Aan la Aqbalin iyo Siyaasadda somaliland

Waxa laga soo doogay halgan siyaasadeed oo  jiitamay., kuna soo biyo shubtay in xukunka dalka ay la wareegaan hoggaan cusub oo ummaddu igmatay muddo shan sano ah. Waa kaan u soo dhoofay inaan taagteyda ku xaqiijyo arrinkan. Illaahay wuu nagu guuleeyey, waanu noo fududeeyey. Waa farxad iyo guul kolka himmiladaadu la mataanowdo ta shacbi-weynha dalkaaga, oo waxa rumowda odoraskaagii. Farxadaasi... 

JAWAAB-CELIN: Dr Aadan iyo inta la mid ahba waxan odhanayaa. By Maxamed Haaruun (Maxamed-indho).

Waxan halkan soo marinayaa salaan aan akhristayaasha u gudbinaayo, gaar ahaan intiinii akhriday qormadii cinwaankeedu ahaa (Mooryaan aan hubaysnin: Hawl-wadeenada caafimaadka iyo Somaliland.). Qormadaas oo wali website yada ku jirta oo  Read More →

MADAXWEYNE WAANU KULA SHAQAYN MUDO CAYIMAN LAAKIIN DAWLADAN KULMIYE ‘’FIIX’’ BAA KAGA TAAL WADNAHA

Ugu horayn salaamu calaykum madaxweyne, marka xigta waxaan halkan kuugu soo gudbinayaa Dib-u-xusuusin iga timi oo ku qotonta Xaqiiqooyin idinka oo Kulmiye ah idinka yimi kuwaasi oo ah Balan-qaadyo aad u-soo-jiidasho badan oo samayseen xiligii Ololaha balse aanay sahlanayn sida looga soo baxayo waajibkooda!. Aan hoos u daadagee Madaxweyne  Read More →

Maxay Qurbo joogtu ku so kordhin karan Shacabka Soomaaliyeed?

Kenya (iftin news)28/08/2010Wixii ka dambeeyey burburkaii dowlada dhexe ee soomaaliya sanadii 1991 ayaa gebi ahaanba waxaa meesha ka baxay haykalkii dowladnimo ee uu lahaa wadanka soomaliya Taasoo sababtay in dad badan oo Somali ah ay ka hayamaan wadanka somaliya kuwasoo firxad ku galay adduunka dacaladiisa Hadaba su aasha is waydiinta muddan ayaa waxay tahay haddaa nahay khurbo joogta soomalida...