Home » Breaking

Sarifka Lacagaha Qalaad oo Halkii ugu hoosaysay Maray somaliland+ Sababta keentay +Saamaynta ay Yeelatay

Suuqyadda waa wayn ee magaaladda  Burco Iyo guud ahaanba somalilnd ayaa waxaa si wayn looga dareemayay hoos u dhac wayn oo ku yimi sarifka lacagaha qalaad gaar ahaan lacadta wadanka maraykanka ee (Dollar) . Waxaanna qiimaha Dollarka mudooyinkii Ugu dambeeyay lagu kala sarifanayay qiimo aad uga hooseeya kiilagu kala sarifanjiray muddooyinkii hore Iyadoo qiimaha Sarifka Lacagaha qalaad ay gaadheen halkii... 

Shirkadda Google oo soo Kordhisay Adeega Telefoonadda ee Internetka

Shirkadda weyn ee Google ayaa soo saartay oo daaha ka rogtey adeeg cusub, kaas oo ah inaad Gmail-ka dhexdiisa ka wici kartid telefoonada iyada oo la is dhexgaliyey Google Chat iyo Gmail-ka.  Read More →

Halkan ka Daawo Ganacsiga Magaaladda burco (Video)

Burco(iftinnews)20-08-2010 shebekedda caalamiga ah ee Iftinnews ayaa todobaadkan idiin soo diyaarisay barmamuj ku saabsan magaaladda burco taasi oo ay saamayn wayn ku yeelatahay bisha Barakaysan ee Ramadaan hadda Daawo wanaagsan Barmamujka waxaa inoo soo diyaariyay wariye saleban  Read More →

Wadank Masar oo Xalay laga labtay Xus loogu Baroor diiqayo Marxuum Maxamed Tahliil Warsame

Cairo(iftinnews)(20/08/2010 Waxaa Magaalada Qaahira ee Dalka Masar xalay lagu qabtay xus baroor diiq ah oo lagu maamuusayay Alla ha u naxariistee Marxuum Maxamed Tahliil Warsame oo todobaadkan bilowgiisii si xaq daro loogu dilay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho.  Read More →

Askartii Ugu Dambaysay ee Maraykanka ah oo ka baxaya Ciraaq iyo qaar xalay guureeyay

Burco(iftinnews)19/08/2010 Askarigii ugu dambeeyay ee ciidamada dagaalka ee Mareykanka ayaa ka baxay waddanka Ciraaq, kadib toddobo sano hawgalkii Mareykanku hogaaminayay ee lagu qabsaday Ciraaq, awooddana looga tuuray Saddaam Xuseen.  Read More →

Sarkaalo Ka Tirsan Ciidamadda NATO oo Gaadhay Dhulka Bariga ee Somaliya

Burco(iftinnews)19-08-2010 Warar xog ogaal ah oo aan ka heleyno degmadaHobyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in 7 sarkaal oo ka socda ciidamada NATO ee ku sugan xeebaha Soomaaliya ay gaareen Hobyo.  Read More →

Anagu Maqadaa ma Dhergaan ayaanu Ahayne Qoladda Kulmiye lacagta Jawaano kasoo gurayaan waa meeshadda.. Guled Dahir Samatar

Burco(iftinnews)19/08/2010 Guddoomiye ku xigeenkii hore ee gobolka Togdheer guuleed Daahir samatar ayaa sheegay in aanay waxba ku haynin isagoo siddoo kalenna sheegay inay ahaayeen rag marna wax hela marna aan waxba helin laakiin xisbiga Kulmiye iska Dacaayadayn jiray.  Read More →

Daawo Xafladdii Xilwareejinta ee Guddoomiyayaasha Gobolka Togdheer (Video)

Xafladda si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay xilka kula kala wareegayeen maamulkii hore ee gobolka Togdheer iyo mid wuu dhawaantan soo magacaabay madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamud siilaanyo ayaa maanta ka dhacday xarunta gobolka Daawo Link-ga Hoose  Read More →

Wasaaradda Maaliyadda oo Ganacsadda ka Dalabtay inay Bixiyaan Cashuuraha

Hargaysa(iftinnews)16/08/2010 Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. Warsame Siciid Cabdi, ayaa soo saaray wareegto uu ku amrayo in Ganacsatada kala duwan, gaadiidlayda, cidda leh guryo hanti ah iyo qaybaha kale ee bulshada, taasoo uu kaga dalbanayo inay soo bixiyaan cashuuraha dawladda.  Read More →

Dowladda Ugandaha oo soo bandhigtay in ka badan 70 ruux Magacyadoodii oo lagu Xidhiidhinayo Qaraxyaddii Ugandha

Kampala(iftinnews)16/08/2010Kadib baaritaan muddo socday ayaa la sheegay in Booliiska Ugandha ay si toos ah u soo daabaceen liiskan lagu soo qoray 71-ruux oo Soomaali ay ku jirto, kuwaas oo lagu tuhunsanyahay qaraxyadii ka dhacay Kampala.  Read More →