Home » Wararka Caalamka
Tony blair oo ukun iyo kabo lagu weeraray magalada duplin
MANCHESTER (ifitinnews) 04/09/10
kumayaal mudaharaadayaal ah oo kasoo horjeeda dagaalkii Ciraaq ee ay hogaaminayeen Maraykanka iyo Ingiriisku, xiligii uu Raiisal Wasaarihii ka aha
Read More →
Ragga Kuwait oo lacag lagu siinayo guursiga haweenka dalkaasi
KUWAIT(IFTINNEWS)03/09/10
Mudane ka tirsan baarlamanka dalka kuweyt ayaa soo hordhigay golaha Umadda ee dalkasi xukuma hindise lagu yareynayo haweenka guumeyska
Read More →
waanwaantii nabadda ee bariga dhexe oo dib u bilaabantay
WASHINGTON DC (IFTINNWES) 03/09/10
madaxwaynaha dalka marakanka barack hussein ubama ayaa martiqaad rasmi ah u fideyey hogaamiyaasha falastiin iyo israil natenyahu iyo cabaas si loo soo nooleeyo wada
Read More →
wadanka kenya oo ka dhacday Qiso aad u cajiib ah waligaa miyaad maqashay tel soo dhacay oo qof dilaya?
Saacad qura ayaa laga soo bilaabo xuduuda Kenya ay la wadaagto Somalia ilaa magaalada caasimadda ah ee Nairobi waxaa is-qabsaday war bora-bogaando ah oo ku saabsan in taleefanadu ay la qarxayaan dadka, qofkii qabta taleefan aanu garaneynina uu dhimanayo.
Xalay saq dhexe ilaa maanta ayaa warkan huu-haada ah uu ka taagnaa magaalooyinka Nairobi, Mombasa, Gaarise, Wajeer, Mandheere, Liboi, Kisumu iyo...
Dowllada wadank Kenya oo maanta dhaqan gelisay dastuurkeeda cusub. (daawo sawirada)
Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay ayaa maanta ka dhacay fagaaraha beerta Xoriyadda (Uhuru Park) ee magaalada Nairobi, taasoo lagu saxiixayey dastuurka cusub ee dalka Kenya oo dhawaan ay dadweynaha Kenyan-ku meelmariyeen.
Xafladdan dhaqan gelinta dastuurka waxaa ka soo qeybgalay madaxweynayaal ka socday dalal African ah oo uu kamid yahay madaxweynaha dalka Sudan Cumar Xasan Al-Bashir oo Maxkamadda...
Ciidamada wadanka Kenya oo isku diyarinayo dabaldaga tasturka cusub.
Ciidamadda Xooga dalka Kenya. ayaa usu diyarinayaa maalinta loo dabaal dagaya dustuurka cusub ee loo codeyey 4 bisha August 2010. waxay kacodsatay dowladda Saraakisha ciidamadda in ay diyaariyaan halka ay ciidamadda u fulin lahayeen dhoolatuska maalin Jimcaha ee August 27 2010.kadhici doona barxadda looyaqaana Uhuru Park oo ku taala magaaladda Nairobi.
Qoraal ka soo baxay Civil Aviation Authority....
Accident chimique au Port de Djibouti
Mercredi 4 août vers 18 heures, des fuites de produits chimiques arrivés par conteneurs et restés trop longtemps au soleil se sont produites au Port de Djibouti. Ces fuites ont dégagé des odeurs très fortes et irrespirables qui se sont répandues jusqu’au
Read More →
Musliminta wadanka kenya oo cabasho ka mujiyay police-ka ladagalamo argagixisada
Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta dalka Kenya ayaa ku eedeeyey booliiska ka hortaga argagixisada ee Kenya in ay dhibaato ku hayaan dadka Muslimiinta ah tan iyo intii ay dhaceen bambaanooyinkii dhimashada badan sababay ee bil ka hor gilgilay Kampala.
Waxay sheegeen madaxda Muslimiinta in haweenka, carruurta iyo dadka waayeelka ah aan loogu kala aabo yeelin xadgudubkan oo ay ku kacayaan booliiska magaalooyinka...
Madaxweynaha wadanka Venezeula oo sheegay inuu waa u baryay xidhiidhka Colombiya iyo Venezeula
Santa (iftinnews)11/08/2010 Madaxweynaha wadanka Venezeula ayaa sheegay inay xidhiidhkii u dhexeeyay wadankiisa iyo colombiya yuu yahay mid noolaaday kadib markay xidhiidhka diblomaasiyadeed kala goosteen madaxweyne Hugo Chavez iyo madaxweyni hore Dalkaasi Colombiya.
Read More →
Shirkadda Toyota oo joojinaysa Baabuurta ay Gayso Iran
Tehran(iftinnews)11/08/2010 Shirkadda gawaadhidda ee Toyota ayaa shaacisay Arbacadii inay joojisay inay baabuurteeddau dhoofiso wadanka Iran . afhayeen u hadlay shirkadda caalamiga ah ee Toyoto ayaa sheegayay inay arrintaasi ka timi u hogaansanka shuruucda caalamiga ah .
Read More →