Home » Wararka

Falal Amaan Daro isugu jira Dhimasho iyo Dhawaac oo ka dhacay Burco

Burco(iftinnews)09/09/2010Waxaa magaaladda burco ee xarutnta gobolka Togdheer Habeenkii xalay ahaa ka dhacay falal Amaan daro oo kala duwan kuwaasi oo ka dhacay qaybaha kala duwan ee Magaaladda burco. Inta la Ogyahay koox hubaysan oo aan Haybtoodda la aqoon ayaa waxay ruux nin ah oo rayid ah ku Dileen suuqa dhuurta ee magaaladda Burco halka ay labadda kalenna dhaawacyo kala Duwan loogu gaystay  magaaladda... 

Wasiirkii hore ee Maaliyadda Cawil Cali Ducaale.oo Ku Khal Khalay Beesha Habar jeclo Markii Labaadna sheegay In siilaanyo Iska Ilaaliyo

Hargeysa(iftin news)08/09/2010Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumaddii Md. Rayaale, Xuseen Cali Ducaale (Cawil), ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay Toddoba Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo  Read More →

Shirkadda Dahabshiil oo ku Wareejisey Dawladda Hoose ee Hargeysa 70 Foosto oo Daamur ah, Bixiseyna 20 Iska Rogo

Hargeysa(iftin news) 08/09/2010Shirkadda Dahabshiil ayaa maanta guddoonsiisey Ku-Simaha Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ee Hargeysa, Isla markaana ah Guddoomiye-xigeenka Duqa Magaalada, Mudane Maxamed Cabdullahi Uurcadde  Read More →

xisbiga kulmiye wuxuu saluugsan yahay habka guurtidu u maaraysay mudo kordhintan

Hargeysa(iftin news)08/09/2010Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muse Biixi ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray maanta ku sheegay go’aankii Golaha Guurtidu ku kordhiyeen mudada golayaasha Baarlamaanka iyo Guurtida sii shaqayn doonaan inta  Read More →

Gudiga Doorashooyinka iyo Hogaamiyeyaasha Sadexda Xisbi Qaran Oo Isla-Qaatay Wakhtiga La Qabanayo Doorashooyinka Golayaasha Baarlamaanka iyo Deegaanada

Hargeisa(iftin news)08/09/2010Gudida Doorashooyinka Qaranka iyo Hogaamiyeyaasha sadexda xisbi qaran ee Somaliland, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xarunta komishanka ee magaalada Hargeysa isku waafaqay wakhtiga munaasibka ah ee ay  Read More →

Wadamada sucuudiga iyo qadar oo ku dhawaaqey in beri ay ramadaan tahay

RIYADH SAUDI ARABIA(iftinnews)08/09/10 Wadamada  sucuudiga iyo qadar oo ka tirsan dunida carabta ayaa  caawa  ku dhawaaqey  in ay   beri oo kahmiis ah tahay  malin  ramadaan ah  sidaas  lagu dhamays tiri doono 30 kii  bisha   barakaysan ee ramadaan,waxayna ku  Read More →

Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxay ku meel mariyeen mudo kordhinta Golayaasha (Gurtida , Wakiilada, Golayaasha Deeganka

Hargisa(iftin news)07/09/Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta faadhi aan caadi ahayn cod aqlabiyad ah ku meel-mariyey muddo kordhinta labada Gole Baarlamaan ee Somaliland [Guurtida Iyo Wakiillada] Iyo Golayaasha Deegaanka Somaliland.  Read More →

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Kulamo Gooni Gooni Ah Kula Yeeshay Magaalada Addis Ababa Diblomaasiyiin ka Tirsan Ingiriiska iyo Itoobiya

Hargeisa(iftin news)07/09/2010Wasiirka Arrimaha dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa kulamo rasmi shalay ah kula yeeshay magaalada Addis Ababa masuuliyiin sare oo ka tirsan dawladda Itoobiya iyo qaar  Read More →

Raysal Wasaarihii hore ee dalkan Ingiriiska oo ka hadlay kooxaha mayalka adag ee Somalia

London(iftin news)07/09/2010ny Blair oo ahaa Ra’iisal Wasaarihii hore ee Dowladda dalka Ingiriiska ayaa isagoo u waramayay Warbaahinta dalkaasi waxa uu ka hadlay Muslimiinta mayalka adag ee ku sii faafaya qaar ka mid ah dalalka  Read More →

Marwada koowaad ee Madaxweynaha oo deeq gaadhsiisay xarunta Agoomaha, xadhigana ka jartay dhisme cusub oo lagu kordhiyay xaruntaasi

Hargeysa (iftin news)06/09/2010Marwada koowaad ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta ka qayb gashay Munaasibadan lacag iyo dhar lagu gudoonsiinayay isla markaana xadhiga lagaga jarayay dhisme cusub oo lagu daray xarunta Agoomaha ee Magaalada Hargeysa  Read More →