Home » Author Archive

Hambalyo aroos: Boqor jaamac xuseen yalaxle & Boqorada caahsa axmed jamac oo arooskodu kadhacay magaalada Burco

Dhamaan Asxaabtani Waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Boqor jaamac xuseen yalaxle & Boqorada caasha axmad jaamac (casha bacardhe) oo arooskodu kadhacay magaalada Burco taariikhdu markay ahyid 1/9/2010 waxayna leeyihin noqda kuwii isku wara ubad khayr qabana kal hela  Read More →

Madaxweyne Siilaanyo oo arooryadii Hore Saaka Shacabka Somaliland Kalla Qayb Qaatey Maalinta Ololaha Nadaafada Qaranka

 (Hargeisa (iftin news) 05/09/2010Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxmed {Siilaanyo} Ayaa Saaka Arooryadii Hore Markey Saacadu Aheyd  Markey Aheyd 6:45 Subaxnimo Si Rasmi Ah Ugala Qayb Qaatey  Dadweynaha Somaliland  Malainta Nadaafada Qaranka Ee 5 Bisha September oo manta ku beegneyd.  Read More →

Wasiirkii hore ee Duulista Hawada oo ka hadlay Xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB, Furashada ururo Siyaasadeed iyo xukuumada Cusub

Hargeysa (iftin news)05/09/2010Wasiirkii hore ee Duulista iyo hawada Cali Maxamed Warancade ayaa waraysi dheer oo uu maanta siiyay Horn Cable Tv, waxa uu kaga hadlay dib u habayn lagu  Read More →

LABADA SAXAAFAD-CEEBAYS EE “HAATUF” IYO “WAAHEEN” OO FADEEXAD CUSUB CAGAHA KULA JIRA! By Farxaan Axmed

LABADA SAXAAFAD-CEEBAYS EE “HAATUF” IYO “WAAHEEN” OO FADEEXAD CUSUB CAGAHA KULA JIRA! By Farxaan Axmed. Waa mar kale, iyo fadeexad kale! Ninbaa laga hayaa “Ilaahoow ereygaasi afkayga ka bixi mayo ee aanu ooftayda ka  Read More →

Madaxweynaha Somaliland MJ Ahmed Mohamed (Siilaanyo)oo ku dhawaaqay maalinta Nadaafada Qaranka Somaliland

Hargeysa(iftin news)03/09/2010 Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ku dhawaaqay maalinta Nadaafada Qaranka Somaliland.Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shirjaraa’id  Read More →

Xildhibaan Dhugad oo Digniin u Jeediyey Dadka Saluugsan Hoggaaminta Masaxwayne Aahmed Mohamed Siilaanyo

Hargeysa (iftin news)03/09/2010Xildhibaan Cabdillaahi Ibraahim Xirsi (Dhugad) oo mid ah mudanayaasha Golaha Guurtida, ayaa madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay in aanu cidna uga waaban ka midho dhalinta wixii uu u arko in danta  Read More →

Waxaa maanta oo Jimce ah weerar bambaano lala beegsaday dad ku mudaharaadayey magaalada Quetta ee dalkaasi Pakistaan

Burco(iftin news)03/09/2010Waxaa maanta oo Jimce ah weerar bambaano lala beegsaday dad ku mudaharaadayey magaalada Quetta ee dalkaasi Pakistaan, halkaasi oo ay ku dhinteen dad gaaraya 33 qof halka dhaawacunna uu haatan kor usii dhaafayo  Read More →

DAWLADA CUSUB MAHAY KA OGTAHAY WADADA TAGTA SANAAG

waxaa layaab leh in Gobol dhan oo ka mida Gobolada waaweyn ee dalka Somaliland uu ka go an yahay dalka intiisa kale , oo aan loo socdaali karin ,waxaa kaloo  layaab leh in in Madaxweyna Cusub uu Gudi u saartay waxqabadka boqolka cisho ee u Horeeya  Read More →

Xukuumudda Ethiopia Oo Sheegtay In Cadawga Somaliland & Ethiopia Faafinayan Warar Been Ah

Hargeysa (iftin news) 03/09/2010Safiirka dalka Itoobiya u fadhiya Somaliland General Besfe Taday, ayaa sheegay in xidhiidhka diblomaasiyadeed, ganacsi iyo wada shaqaynta labada wadan ee Somaliland iyo Itoobiya, waxaanu Safiirku caddeeyey in xidhiidhka laba  Read More →

wasiirka duulista hawadu reer burco inuu wax u qabto mooyaane waxba ka dhicin maayo By: M. A. Muse

marka hore waxaan salaamayaa dhamaan umada reer soomaaliland oo aan leeyahay ramadaan kariim marka xiga waxaan doonayaa inaan wax yar ka idhaahdo arin beryahan ba ay websaydyadu qorayeen  oo ka hadlaysey gaadhigii dabdamiska burco ee wasiirka duulista hawada  Read More →