Home » Author Archive
Falal Amaan Daro isugu jira Dhimasho iyo Dhawaac oo ka dhacay Burco
Burco(iftinnews)09/09/2010Waxaa magaaladda burco ee xarutnta gobolka Togdheer Habeenkii xalay ahaa ka dhacay falal Amaan daro oo kala duwan kuwaasi oo ka dhacay qaybaha kala duwan ee Magaaladda burco.
Inta la Ogyahay koox hubaysan oo aan Haybtoodda la aqoon ayaa waxay ruux nin ah oo rayid ah ku Dileen suuqa dhuurta ee magaaladda Burco halka ay labadda kalenna dhaawacyo kala Duwan loogu gaystay magaaladda...
Hanbalyo Hanbalyo
hanbalyo hanbalyo
maareyaha dekeda berbera axmed yusuf dirir
maareye k|xigeenka dekeda berbera cumar abokor jaamac
hanbalyo madaxda dowlada ee loo magacaabay dekeda wayn magaalada berbera
xarunta gobolka saaxil hadaanu nahay dhalinyarada xisbiga kulmiye ee gobolka togdheer magaalada burco uguna firfircoona xiligii doorashada iyo kahorba waxaanu hanbalyo...
Tacsi Tiiraanyo Leh oo ku Socota Eheladdii Marxum Axmed Nuur Jaamac
Anigoo ku hadlaaya magaca reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte waxaan tacsi u dirayaa xaaska, ubadka, tafiirta Ilmo Nuur Jaamac, gacalka, qaraabada, xigaalka, xigto iyo asxaabta uu marxuum Axmed Nuur Jaamac ka tegay meel kasta oo ay joogaanba . Sidoo kale waxaan tacsi u dirayaa dhammaan inta taqaanay adeero Axmed oo shalay khamiistii lagu aasay Hargeysa. Alle ha u naxariistee Marxuum...
Maalintadda Nadaafadda Qaranka iyo Ololihii Saaka ee Burco
Burco(iftinews)05/10/2010 Maagaladda burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa saaka si wayn looga dareemayay maalinta Nadaafadda qaranka oo uu madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland Axmed Maxamed Maxamud siilaanyo ku dhawaaqay dhawaan .
Read More →
Diyaaradda Saanad Malatariu sidda Al- shabab oo ka Degtay Kismayo
Warar lagu kalsoonaan karo oo ka imaanaya xarunta gobolka jubadda hoose ee kismaayo ayaa tibaaxaya inay shalay garoonka diyaaradaha magaaladaasi ay ka soo degtey diyaarad nooca xamuulka qaada ah oo sitey sanaad mileteri.
Read More →
Ciidanka Amaanka magaaladda burco oo qabqabtay Rag loo shakisan yahay Al-shabab
Burco(iftinnews)04/10/2010 Ciidanka amaanka gobolka Togdheer ayaa hawlgal balaadhan oo ay xalay ilaa maanta ka sameeyeen magaaladda burco waxay ku soo qabqabteen Tiro ahaanba 8 nin oo looga shakisan yahay inay gacan saar la leeyihiin kooxda hubaysan ee Al-shabab .
Read More →
Dalka Uganda Oo Maxkamad Lasoo Taagay Laba Nin Oo Lala Xidhiidhinaayo Qaraxyadii ka Dhacay Kampla.
Kampla(Iftin News) 03/09/2020 wararka nagasoo gaadhaya Magaalada Kampla ee Dalka Uganda ayaa Sheegaya in laba nin oo lala xidhiidhinaayo qaraxyadii ka dhacay Magaalada Kampla ee xarunta Wadanka Uganda Bishii Jullay ee aabu soo dhaafnay kuwaasoo galaaftay Dad gaadhaya 75 Ruux.
Labadan nin ayaa lagasoo kala qabtay Wadamada Somaliya iyo Kenya waxaa la lasheegay inay labadan Eedaysanayaal ay kasoo kala...
RAMADAAN IYO SIDA LOOGA NOOLEEYO HARGEYSA
Anigoo muddo dheer aan ku soomin hoygayga Hargeysa ayaan sanadkan fursad Alle ii siiyey inaan ku cibaadaysto dalka hooyo, gaar ahaan Hargeysa. Waa sanad barwaaqo oo maalintii aan la arag habaaskii xagaaga, iyo kulkii
Read More →
Halkan ka Daawo Guddoomiyaha Gobolka sool oo ka waramaya Siddii u dhacay Dilkii Taliyaha ciidanka Asluubta (video)
Lascanod guddoomiyaha gobolka sool cabdilaahi jamac diiriye ayaa shir jaraa,id uu laba maalmood ka hor ku qabtay magaaladda lascanod waxa uu ku faahfaahiyay sidda uu u dhacay dilkii Taliyaha ciidanka asluubta ee gobolka sool alla ha u naraxiistee cabdi ciise nuur ..
Daawasho wacan
Read More →