Home » Author Archive
U diyaar garowga Ciidilfidriga Oo si Xowli ah loga daremay Xafada islii ee magalada nairobi.
Suuqa weyn ee dharka lagu iibiyo ee loo yaqaan Amal plza ee magaalada nairobi ayaa mar aan saaka boqday waxa laga dareemayay mashquul aad u badan iyadoo dadweeynaha halkaasi buuxdhaafiyayna ay ahaayeen Rag iyo Dumar dhar iibsanaya iyo qaar kale oo caruurtooda dhar u iibinaya.
Mr. qaliif wasame oo kamid ah ganacsatada dharka ee suuqa Amal plaza oo aan kula kulmay goobtiisi shaqo ayaa ii sheegay in...
munaasabad afurin ah oo loogu duceynayay shacabka soomaaliyeed oo ka dhacday caasimada khartuum ee dalka suudaan.
300×225.jpg” alt=”" width=”300″ height=”225″ class=”aligncenter size-medium wp-image-12918″ />munaasabadani oo ay soo qaban qaabiyeen xrakada islaamiga ah ee tajamuc shabaab soomaal ee qeebtooda kusugan dalka sudaan
ayaa halkaasi waxaa ka soo qeyb galay arday aad ufarabadan oo iskugu jirtay wiilal iyo gabdhaba masuu liyiin
dhaakaatito macalimiin...
wadanka kenya oo ka dhacday Qiso aad u cajiib ah waligaa miyaad maqashay tel soo dhacay oo qof dilaya?
Saacad qura ayaa laga soo bilaabo xuduuda Kenya ay la wadaagto Somalia ilaa magaalada caasimadda ah ee Nairobi waxaa is-qabsaday war bora-bogaando ah oo ku saabsan in taleefanadu ay la qarxayaan dadka, qofkii qabta taleefan aanu garaneynina uu dhimanayo.
Xalay saq dhexe ilaa maanta ayaa warkan huu-haada ah uu ka taagnaa magaalooyinka Nairobi, Mombasa, Gaarise, Wajeer, Mandheere, Liboi, Kisumu iyo...
Former UN Secretary General Kofi Annan on Sunday said that he was surprised to see Sudanese President Omar Al-Bashir in Nairobi.
Kenya (iftin news)29/08/2010 Former UN Secretary General Kofi Annan on Sunday said that he was surprised to see Sudanese President Omar Al-Bashir in Nairobi.
Mr Annan under the Panel of Eminent African Personalities brokered Kenya’s peace process that ended the blood post 2007 election violence that saw over 1500 Kenyans killed and more than 500,000 displaced said in a statement.
Mr Annan and his...
Maxay Qurbo joogtu ku so kordhin karan Shacabka Soomaaliyeed?
Kenya (iftin news)28/08/2010Wixii ka dambeeyey burburkaii dowlada dhexe ee soomaaliya sanadii 1991 ayaa gebi ahaanba waxaa meesha ka baxay haykalkii dowladnimo ee uu lahaa wadanka soomaliya
Taasoo sababtay in dad badan oo Somali ah ay ka hayamaan wadanka somaliya kuwasoo firxad ku galay adduunka dacaladiisa
Hadaba su aasha is waydiinta muddan ayaa waxay tahay haddaa nahay khurbo joogta soomalida...
Dowllada wadank Kenya oo maanta dhaqan gelisay dastuurkeeda cusub. (daawo sawirada)
Munaasabad si qurux badan loo soo agaasimay ayaa maanta ka dhacay fagaaraha beerta Xoriyadda (Uhuru Park) ee magaalada Nairobi, taasoo lagu saxiixayey dastuurka cusub ee dalka Kenya oo dhawaan ay dadweynaha Kenyan-ku meelmariyeen.
Xafladdan dhaqan gelinta dastuurka waxaa ka soo qeybgalay madaxweynayaal ka socday dalal African ah oo uu kamid yahay madaxweynaha dalka Sudan Cumar Xasan Al-Bashir oo Maxkamadda...
Ciidamada wadanka Kenya oo isku diyarinayo dabaldaga tasturka cusub.
Ciidamadda Xooga dalka Kenya. ayaa usu diyarinayaa maalinta loo dabaal dagaya dustuurka cusub ee loo codeyey 4 bisha August 2010. waxay kacodsatay dowladda Saraakisha ciidamadda in ay diyaariyaan halka ay ciidamadda u fulin lahayeen dhoolatuska maalin Jimcaha ee August 27 2010.kadhici doona barxadda looyaqaana Uhuru Park oo ku taala magaaladda Nairobi.
Qoraal ka soo baxay Civil Aviation Authority....
talo ku socoto barbaarta somaliyeed qasatan kuwa isticmaalo alada paltalkga
Adeegsiga internetka oo ay wayahan danbe barbaarta somaliyeed aad u is ticmaalaan ayaa mid aragagax marka aad boqato websiyada ay bulshadu sida aad ka ah u isticmalaan.
wiilasha somalida oo ah kuwa ugu badan isticmalka internetka ayaa ah kuwo micno daro waqtigooda ku lumiyo isla markaasna Anshaxa xumo kula dhaqma Gabdha somaliyeed ee walaalahood ah .
Xumaanta Afkooda ka dhaceysa iyo Carada farahoodu...
Musliminta wadanka kenya oo cabasho ka mujiyay police-ka ladagalamo argagixisada
Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta dalka Kenya ayaa ku eedeeyey booliiska ka hortaga argagixisada ee Kenya in ay dhibaato ku hayaan dadka Muslimiinta ah tan iyo intii ay dhaceen bambaanooyinkii dhimashada badan sababay ee bil ka hor gilgilay Kampala.
Waxay sheegeen madaxda Muslimiinta in haweenka, carruurta iyo dadka waayeelka ah aan loogu kala aabo yeelin xadgudubkan oo ay ku kacayaan booliiska magaalooyinka...
Ramadaan Kariim: iftin news oo akhristayaasheeda ugu hambalyeyneyso Ramadanka
Kenyan (iftin news)11/08/2010Bishii barakeysneyd ee Ramadaan ayaa u curatay ummadda Muslimiinta ah ee koonkan ku nool, waxaana maanta la sooman yahay maalinta ugu horeyso ee Ramadaan.
Maamulka, shaqaalaha iyo dhammaan howl-wadeenada iftin news waxay akhristayaashoodu u dirayaan hambalyo ku aadan Ramadaanka, waxaana leenahay Ramadaan Kariim, Ramadaankan kiisa kale Alle ha nagu gaarsiiyo bashbash,...