Home » Author Archive

Masuul uu Dhawaan Magacaabay Madaxweyne siilaanyo oo xilkii ka Cudur Daartay

Hargaysa(iftinnews)02/010/2010Guddoomiyihii Ha´yada cusub ee Diiwaanka Sakadda Sh. Cabdilaahi Sh. Cali Jawhar, ayaa shalay qoraal uu u gudbiyay Madaxtooyada Somaliland waxa uu kaga cudur-daartay xilkii Ha´yadan ee uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo u magacaabay dhawaan.  Read More →

Koox looga Shakisanyahay inay Ka dambeeyeen Dilkii Taliyaha ciidanka Asluubta lascanod oo la qab qabtay iyo maamulka gobolka oo ka Hadal

guddoomiyaha gobolka sool cabdilaahi jamac diiriye ayaa goordhawayd shir jaraa,id oo uu ku qabtay magaaladda lascanod ee xarunta waxa uu ku sheegay inay Falkii Xalay lagu dilay Taliyihii ciidanka Asluubta Cabdi ciise nuur ay ciidanka amaanku u hayaan 7  Read More →

Ducooyinka Aan la Aqbalin iyo Siyaasadda somaliland

Waxa laga soo doogay halgan siyaasadeed oo  jiitamay., kuna soo biyo shubtay in xukunka dalka ay la wareegaan hoggaan cusub oo ummaddu igmatay muddo shan sano ah. Waa kaan u soo dhoofay inaan taagteyda ku xaqiijyo arrinkan. Illaahay wuu nagu guuleeyey, waanu noo fududeeyey. Waa farxad iyo guul kolka himmiladaadu la mataanowdo ta shacbi-weynha dalkaaga, oo waxa rumowda odoraskaagii. Farxadaasi... 

Taliyihii Jeelka Lascanod mudane cabdi ciise oo Geeriyooday

Taliyihii jeelka lascanod oo goordhawayd oo afuradda ka dib lagu Toogtay magaaladda lascanod wariyahaga magaaladda lascanod abdiraxman abdisamed oo aanu khadka Telefoonka ee Magaaladda lascanod hadda kula xidhiidhnay ayaa sidaas noo xaqiijiyay oo isagu     Haatan ku Sugan cusbitaalka lascanod. ilaa iyo hadda ma jirto cid loo qabtay Dilka loogaystay Taliyihii jeelka Lascanod dablayda dilka gaystay... 

Taliyihii Jeelka (IJL) lascanod oo la Toogtay iyo Warar iskhilaafsan oo kasoo baxaya Xaaladiisa

Lascanod(iftinnews)31/09/2010 Wararka ka imanaya magaaladda agaaladda lascanod ee xarunta gobolka sool ayaa lagu soo waramayaa in ay dablay aan hayntooda la Garanayni ay Toogteen Taliyihii Saldhiga ay jeesha (I jail) ee magaaladda lascanod mudane cabdi ciise . Taliyaha ayaa haatan loola caraary Cusbitaalka magaaladda lascanod oo uu haatan lagu Dawaynayo warar is khilaafsan ayaa kazoo baxaya Xaaladda... 

Tacsi Tiiraanyo leh Mujaahid Cabdilaahi Askar

Anigoo ku hadlaaya magaca reer Cabdi Carwo iyo kan xaaskayga Amaal Cumar Carte waxaan tacsi u dirayaa ehelka, ubadka, tafiirta kale, gacalka, qaraabada, xigaalka, xito iyo asxaabta uu marxuumku ka tegay meel kasta oo ay joogaanba . Sidoo kale waxaan  tacsi u dirayaa  Read More →

Boqolaal dhalinyaro reer somaliland oo Rafaad ku Tagay Libiya haddanna dib Ugu soo Laabtay Somaliland

Burco(iftinnews)30/08/2010Muddooyinkii ugu Dambeyay waxaa magaalooyinka Burco iyo Hargaysa lagu dhex arkayay Dhalinyaro reer Somaliland kuwaasi oo dib uga soo laabtay dalkaasi Liibiya oo ay markii hore ku tageen Tahriib.  Read More →

Sarifka Lacagaha Qalaad oo Halkii ugu hoosaysay Maray somaliland+ Sababta keentay +Saamaynta ay Yeelatay

Suuqyadda waa wayn ee magaaladda  Burco Iyo guud ahaanba somalilnd ayaa waxaa si wayn looga dareemayay hoos u dhac wayn oo ku yimi sarifka lacagaha qalaad gaar ahaan lacadta wadanka maraykanka ee (Dollar) . Waxaanna qiimaha Dollarka mudooyinkii Ugu dambeeyay lagu kala sarifanayay qiimo aad uga hooseeya kiilagu kala sarifanjiray muddooyinkii hore Iyadoo qiimaha Sarifka Lacagaha qalaad ay gaadheen halkii... 

Safiirka Somaliya U fadhiya Sambiya oo hadda Maydkiisa laga Helay Gurigiisa

Sambia(iftinnews)27/08/2010 Omar Mohammad Umar oo ahaa Safiirkii Soomaaliya u fadhiyey dalka Zambia ayaa Axadii waxaa meydkiisa laga helay guriga uu deganaa..  Read More →

Shirkadda Google oo soo Kordhisay Adeega Telefoonadda ee Internetka

Shirkadda weyn ee Google ayaa soo saartay oo daaha ka rogtey adeeg cusub, kaas oo ah inaad Gmail-ka dhexdiisa ka wici kartid telefoonada iyada oo la is dhexgaliyey Google Chat iyo Gmail-ka.  Read More →