Home » Author Archive

BOQOL-MAGACLEY (MAANSO)

boqol magaclay waa maanso uu curiyay c/raxmaan maxamed cali (ubaxle) waxaana ku dhaliyay inanyar oo  oo dhlatay oo qof waliba jeclaystay inuu  Read More →

Fanaanka Maxamed Maxamuud Cilmi (Jermany) ayaa maanta ku geeriyooday Cusbitaalka Magaalada Hargeysa

Hargeysa(iftin news)- Alle ha u naxariistee Fanaanka Da’da yaraa ee Maxamed Maxamuud Cilmi (Jermany) ayaa maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa. Fanaankan geeriyooday oo caan ka ahaa gudaha Magaalada Hargeysa iyo inta badan Gobolada Dalka ayaa xanuun hayay muddo labo cisho ah dartii ugu geeriyooday Maanta Barqadii Cusbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa. Alle ha u naxariistee heesaagan Maxamed... 

Barnaamijka Hadal haynta Siyaasadda Magaalada Burco Iyo wariye Saleeban Sahal

Iftin News waxay Halkan Idiin ku Soo gudbinaysaa Barnaamij la magac baxay hadal haynta Siyaasadda waxaa inoo Daadihinaaya Wariye Saleebaan sahal oo hadan ku sugan magalada burco waxaan halkan sitoosa idiinku soo gudbin doonw ararka dalka iyo waraysi idin xiisa galiya  ee dhagaysi wacan  Read More →

BUUGGA YUUSUF SHAACIR SHEEGANAYO INUU SOO SAARAY WAXAAN QORAY 3 SANO KA HOR

Waxaan halkan ka salaamayaa Warbaahinta iyo dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed ee xiiseeya Suugaanta iyo dhaqanka Waxaa beryahanba jirtay in lasku haystay heeso iyo gabayo, iyo sheekooyin, laakiin waaxaanan marna ku fakarin, qof kasta maan iyo miyir lahina aan filayaa inuu ila qabo inaan lagu murmi karin ama la sheegan kari buug daabacan oo gebi ahaantiisba intaa la rogay magacii uun laga beddelay, Waxaa... 

Miisaanka, Aqooneed Iyo Degaamada Ay Ka Soo Jeedaan Xubnaha Loo Magacaabay Wasiirada Cusub Maxayse Soo Kordhin doonaan

Hargeysa-(iftin news)31/-7/2010Madaxweynaha cusub ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu shalay shaaciyay liiska golihiisa Wasiirada, ka dib markii Salaasadii doraad la dhaariyay.Wasiiradan cusub oo ka kooban 20 xubnood, iyadoo sidii hore lix keliya laga dhimay, waxa ka dhex muuqda shaqsiyaad ku cusub masraxa siyaasadda Somaliland.  Read More →

Ku-xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda araykanka Ayaa Kampala ku Qabtay Shir Lagu Garab-istaagayo Dowladda Soomaaliyeed(Daawo Sawirada)

Kampala(iftin news, ) 27/07/2010Ku-xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Maraykanka u Qaabilsan Africa, Jonnie Carson, ayaa maanta shir gacan lagu siinayo dowladda Soomaaliya u qabtay qaar ka mid ah madaxdii ka soo qaybgashay shirkii Madaxda Midowga Africa ee ka socda Kampala.  Read More →

Al-shabaab waxay samaysay laba group oo la kala dagaalama SOMALILAND iyo

Al-shabaab waxay samaysay laba group oo la kala dagaalama SOMALILAND iyo PUNTLAND hadaba waxaa la ogaa in qaraxyo isdaba jooga loo geystay labadaa maamul iyadoo SOMALILAND laga fuliyey laascaanood iyo hargeisa kuwii fuliyeyna ka soo  Read More →

BOGA HAMBALYADA: Dhamaan Jaaliyadda Reer S/land ee Magaalada sheffield oo Hambalyaynaysa Dowlada Cusub

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser. Dhamaan jaaliyadda reer S/land ee magaalada Sheffield waxay hambalyaynayaan guusha weyn ee usoo hoyatay S/land dhinac kasta hadaad eegto dhinaca Caalamka iyo horumarka intaba.  Read More →

Komishanka Doorashooyinka Oo Caawa Shaaca Ka Qaaday In Xisbiga KULMIYE ku guulaystay Doorashadii Madaxweynenimada Ee Somaliland

Hargeysa, iftin. Waxaa iminka ku dhawaaqay natiijadii doorashooyinka madaxtinimada Somaliland Komishanka doorashooyinka natiijadaas waxa ahayd sidan KULMIYE: 266,906 UDUB:178,081 UCID:92,459 waxay natiijadaasi saami ka noqonaysaa sidan KULMIYE :49.59% UDUB :33.23% UCID :17.18 Balaadhan oo Caawa lagu Qabtay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeisa ayaa Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranku si rasmi...