Wararkii Ugu Danbeeyay

urur diimeedka al-shabab oo sheegay inay ciidamo ka soo goosteen DFKM kuna soo biireen

imagesMugdisho(iftinnews)02/08/2010 Ururka Al-shabaab Al-mujaahidiin ayaa maanta qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho waxa uu ku soo bandhigay ciidamo fara badan iyo hubkii ay wateen oo kagoostay dowladda Soomaaliya.

faah faahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa dilkii askari ka tirsan ciidanka qaranka

faah faahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa dilkii askari ka tirsan ciidanka qaranka

caynabo(iftinnews)02/05/2010 Warar dheeraad ah oo naga soo gaadhaya magaaladda caynabo ee xarunta gobolka saraar ayaa  sheegaaya in halkaasi dhaawac geeri dhaliyay ka soo gaadhay taliyihii sahaminta qaybta 12 aad ee ciidanka qaranka wararka ayaa sheegaaya in taliyuhu soo eegayay dad maxaabiis ah oo loo soo wareejiyay 

Askari ku Dhintay Xabad Ka Qaraxday Darawalka Xoghayaha Xiabig udub

Askari ku Dhintay Xabad Ka Qaraxday Darawalka Xoghayaha  Xiabig udub

wararka naga soo gaadhaya magaaladda caynabo ee xarunta gobolka sarar ayaa xaqiijinaya dhimashadda hal askari oo ay xabadi ku  qaraxday wararka ayaa sheegaya inay askariga xabadu kagag dhacday madaxa
wararka ayaa sheegaya in ay xabadu ka qaraxday darawalka xoghaya xisbiga udub ee jamac yasin maydka  marxuunka ayaa la keenay magaaladda burco ee xarunta gobolka togdheer  waxaana [...]

Wararkii ugu Dambeyay ee Magaaladda Lascanod ee Xarunta Gobolka sool

Wararkii ugu Dambeyay ee Magaaladda Lascanod  ee Xarunta Gobolka sool

burco(iftinnews)02/07/2010 Wararkii ugu dambeyay ee naga soo gaadhaya magaaladda lascanod ayaa sheegayaa inay  saaka lagu waabariistay isgaadhsiinka mobilka oo khadka u furan ka dib markii ay xanibnayd muddo tobaneeyo casho ah   arrintan ayaa ka dambaysay ka dib markii ay ganacsatadda reer laascaanood wasiirka arrimaha gudaha uti ka boostadda iyo isgaadhsiinta kala hadleen   arrimaha isgaadhsiinta ee [...]

Donald Payne Iyo Ismacil Cumar Geele Midkee Somaliland La Saaxiib Ah?????

Donald Payne Iyo Ismacil Cumar Geele Midkee Somaliland La Saaxiib Ah?????

maqal(iftinnews)02/07/2010Marka Hore Waxaan Salaamaya Dhamaan Shacabka Reer S/Land Marka Xigta Waxaan Salamaayaa Bahda Saxaafada Somaliland Kuwaada Xorta Ah….Sida Aan La Wada Socono Wax Baryahaa Saxaafada Reer S/Land Ku Soo Noqnoqonaayey Ninka La Yidhaahdo Donald Payne Oo Ah Senatorka Maraykank U Qaabilsan Arimaha Debeda Qaarada Africa  Sida La Sheegayna

DARDARAN WAA MAANSO UU TIRIYEY MUBARIK MAXAMED FAARAX DHAAKIR

DARDARAN  WAA MAANSO UU TIRIYEY MUBARIK MAXAMED FAARAX DHAAKIR

 BURCO(IFTIN NEWS) HALKAN WAXAAN IDINKA SOO GUDBINAYAA MANSO CUSUB UU SAMEYEY ABWANKA DA DAYAR EE  MUBARIG MAXAMED FAARAX   MANSADAN OO MAGACEDU YAHAY DARDARAN HADABA WAXAAN HALKAN HOOSE IDIINKU SOO GUDBIN DOONAA MAANSADAN UU TIRIYEEY ABWAANKAN DADA YAR EE AKHRIS FIICAN

WAA SIDEE XAALADDA GUUD EE CISBITAALKA MAGALADA BURCO.warbixin xamdi

WAA SIDEE XAALADDA GUUD EE CISBITAALKA MAGALADA BURCO.warbixin xamdi

burco(iftinnews)02/07/2010kula kulanay qaar ka mida Shaqaalaha ka howl gala Cisbitaal ka iyagoo sharaxaad guud Naga siiyay xaalada iyo adeegyada kala duwan ee uu Cisbitaalku Qabto.

Waxaana ka mida ahaa Dadkaasi nooga warbixye Cusbitaalka Marwo:Aamina Abokor oo ka shaqaysa Qaybta Emergencyga, waxayna markaa Iyadu faah faahin naga siisay xaalada guuud ee Cisbitalka iyo howlaha uu fuliyo iyo waliba

Bacda maryahaygii ayaa la iigu soo tuuray laakiin xashiish iyo xafaayado ayay noqotay Qalinkii Ahmed Nuur Ahmed

Bacda maryahaygii ayaa la iigu soo tuuray laakiin xashiish iyo xafaayado ayay noqotay Qalinkii Ahmed Nuur Ahmed

Manchester(iftin news)07/02/2010Waa balwad iyo caadadeeda e markii hore kuma uu baran dan iyo baahi u gaysay, daawana dhakhtarku uguma uu qorin. Hadaa waa yaabka yaabkiisa e maxaa kallifa in ay dadku balwadaha xun-xun qabatimaan? Jawaabtu waa iska fududahay.

YAA INA HABAARAY –DHAMMAAD

YAA INA HABAARAY –DHAMMAAD

maqal(iftinews)02/05/2010Waxaad moodaa in habaarki kacayba, kolka aad dhugato ood dhegaysato soo-dhoweyntii Hargeysi ku qaabishay Musharaxa Madaxweynaha Gud. Axmed Siilaanyo. Waxa muuqatay kalsoonida, qadarinta iyo rajada shacabi weynahu ku qabo hoggaanka Kulmiye. Waxa wadhi raacday UDUB iyo madaxdii dhowrka jeer ku celcelinaysay hadalo deelqaaf ah iyo ceeb qaran oon geedna loogu soo gaban, ilaa gaadhsanaa…Silaanyo waa [...]

Hal Ruux Ayaa ku Dhintay Rabshado ka Dhacay Magaaladda Lascanod

Hal Ruux Ayaa ku Dhintay Rabshado ka Dhacay Magaaladda Lascanod

lascanod(iftinnews)02/06/2010 Wararka naga soo gaadhay magaala madaxda gobolka sool ee laascanod ayaa la sheegayaa inay ka dhaceen mudaraad rabshado wada  wararka naga soo gaadhaya magaaladda lascanod ayaa xaqiijinaaya dhimashadda hal ruux   
 Rabshadahan ayaa ka dambeyay kadibmarkiiayciidankabooliskaSomalilandeemagaalalascanod xabsiga dhigaan qaarka mid ah